Home » Ciyaaro » 10-Ka Qad Dhaxe Ugu Wanaagsan Ee Horyaalka Premier League – Pogba, Kante Iyo Magacyo Kale.

10-Ka Qad Dhaxe Ugu Wanaagsan Ee Horyaalka Premier League – Pogba, Kante Iyo Magacyo Kale.

Xili ciyaareydkan horyaalka Premier League dhaaman macalimiinta Pep Guardiola, Jose Mourinho iyo Antonio Conte waxa ay ahaayeen kuwa shaqo cusub hayey waxeyna wajaheen macalinmiin hore kooxo u hayey sida Jurgen Klopp, Arsene Wenger iyo Mauricio Pochettino.

Balse xili ciyareydkan wuxuu ahaa mid aad u adag waxaanu eegi donaa xiddigaha qadka dhaxe kuwooda ugu wanaagsanaa waxana loo eegayaa ciyaaryahan walba shaqada uu kooxdiisa u qabtay kaasoo dib loo eegayo wixii uu hore garoonka ku sameeyay iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah.

10. Ross Barkley

9. David Silva

8. Ander Herrera

7. Idrissa Gueye

6. Paul Pogba

5. Victor Wanyama

4. Adam Lallana

3. Mousa Dembele

2. Dele Alli

1. N’Golo Kante

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *