Home » Galmada » 6 Dhibaato Oo Laga Dhaxlo SIIGADA Iyo Sababta Ay Dumarka Uga Cararaan Ragga Caadeystay Dhaqankan!! IS-JIR XAAJI!!

6 Dhibaato Oo Laga Dhaxlo SIIGADA Iyo Sababta Ay Dumarka Uga Cararaan Ragga Caadeystay Dhaqankan!! IS-JIR XAAJI!!

Maqaalkan waa mid ka hadlayo caafimaadka,waxuuna qusseeyaa cid walbo oo ku howllan waxa uu diiradda saarayo oo ah” SIIGADA” ama” GACAN KU RAAXEYSIGA”.

Kahor inta aanan abaarin dulucda mowdduucan,waxaa muhiim ah in laga jawaabo su’aasha ah: Waa Maxay SIIGO ama SIIGEYSI”?.

SIIGEYSASHADU:” masturbation”waa habka uu qofka gacantiisa ugu raaxeysto, isagoo la ciyaaraya ama ku falaadaya xubintiisa taranka.

Caafimaad ahaan ma ahan wax wanaagsan SIIGADU, sida ay mar walbo sheegaan Dhakhaatiirta.

Sidookale,Diinta Islaamka ma oggola wayna reebtay inuu qofka gacantiisa issugu raaxeeyo isagoo la-fal-galaya xubintiisa taranka” MALAB YAROWGA”.Waana dambi weyn, sida ay Culimmaduba  sheegtay.

Waa hubaal in dad u badan dhallin yaro rag ah ay dabeecad ka dhigteen SIIGADA, iyagoo arrintan u arka xal fudud oo ay kaga kaaf-toomayaan inay la fal-galaan qof kale.

Sidookale waa xaqiiqo inuu qofka u riyaaqayo gacan ku raaxeysiga,balse Alcarabiya.com waxay idiinku guubaabineysaa inaad ka fikirtaan mustaqbalkiina dambe oo aydaan gacamihiina ku kasbanin CUDURRO hadda idinka fog.

MAXAA DHIBAATO AH OO LAGA DHEXLAA SIIGADA:

Su’aal kama taagno in GACAN KU RAAXEYSIGA  uu qofka ku reebo dhibaatooyin soo deg-degga ama kuwoo soo raagga oo xilli dambe soo muuqda.

1-BIYO-BAX DEG-DEG AH:-Waxaa dhacda in qofka xirafadda ka dhigtay SIIGADA uu si fudud u biyo-baxo xilliga GALMADA,waana dhibaato ay haddaba ka cabanayaan dad badan.

Inaad si deg-deg ah u biyo-baxdo adigoo NIN ah waxay kugu direysaa XAASKAAGA, waayo awood uma yeelaneysid inaad sariirta ku qanciso,waxeyna taasi keeni kartaa FURRIIN.

2-XANUUNNO BADAN: SIIGADA badan waxay sababtaa dhibaatooyin caafimaad,gaar ahaan waxay keentaa DHABAR XANUUN.Waxaa dhici karta inay jilcaan Murqaha kaallinta ka qaata shaqada SARRIIRTA,taasoo sababi karta inaad weyso hamiga ragnimo iyo dareenka dabeeciga ah.

3- HILMAAN IYO NIYAD-JAB:Qofka waqti ku raagga SIIGEYSIGA,waxaa la soo gudboonaada xasuus yari iyo daciifnimo dhanka wax-barashada ah,waayo ma awoodo inuu casharro xidfiyo,waxaana intaasi u sii dheer, isla-hadal iyo wel-wel.

4-XANUUN KU YIMAADO QOORAHA:Waxaa dhacda in GACANKU RAAXEYSIGA BADAN uu xanuuno daran ku keeno XINIINYAHA iyo inuu qofka biyo-baxo isagoo aan dareemin KACSI ama aysan kicin oo kor u istaagin xubinta tartanka.

5DAAL BADAN: Qofka saaxiibka la noqda SIIGADA,waxaa uu dhib ku qabaa inuu xitaa wax yar ordo,kubbad dheelo,socdo,ama uu koro meelaha taagga ah,sida,BURAHA”.Saaxibadiisa ayuu caan ka dhex noqdaa, waxaana loogu yeeraa “MUDANE NEEF-TUURAAYE”.

6-ARAGGA OO DACIIFA: Qofka oo da’yar ayaa ayaa ka cabta xanuunno indhaha ah,waxuuna dhib ku yimaadaa awoodda arraga qofka.Waxaa intaas u sii dheer, Lafo-garaac iyo Timaha oo si xowli ah u daata iyo muuqaalkaaga oo dilma.

Sidookale, waxaa Jira dhibaatooyin badan oo laga dhex-galo SIIGADA,xilliyo kale ayaad kala socon doontaan mareegtan Alcarabiya.com.

Lasoco maqaalkaxiga oo ka hadleyno sida uu qofka isaga deyn karo SIIGADA!

 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

10 Responses to 6 Dhibaato Oo Laga Dhaxlo SIIGADA Iyo Sababta Ay Dumarka Uga Cararaan Ragga Caadeystay Dhaqankan!! IS-JIR XAAJI!!

  1. Qhadar aden Reply

    29, May 2017 at 7:18 pm

    asc
    wxn ithin kacotsaan raway madama anka hathalnay hbka iyo dibka sogaro qofka sigeysiga batsatoo. Mxa udawaa ahh oo uu kasoceshan karaa ama ukaxalin karaa dibka sogareee wa mhsnthn

  2. Laki yare Reply

    29, May 2017 at 5:40 pm

    Arin loo baahnay ayaa ka hada sheen

  3. ilkacase Reply

    27, May 2017 at 6:01 pm

    waaad Ku mahadsantihiiiin lkn ma adan shegin waxa loooga bad baaado am u daaawo ah

  4. arab Reply

    24, May 2017 at 11:51 pm

    aboow aboow aneey igaarti allaha nacafiyo

  5. Abdirisak Moha Jama Reply

    24, May 2017 at 9:26 pm

    Asc Waad mahdsnthiiin Shqo wnagsan ayd blshda.u hysaan Hdpa meshi buktana Frta ayad sresan.Kuwda Sdan blshda in laga fkro wy fiicntahy
    MAHDSNIDIIIII

  6. Kiii iyo Tiii Reply

    23, May 2017 at 7:05 pm

    All Arabiya. Jire Joog Waligaa Taa wax lasoo koobi karo mahan Dhibatada Eey ku heyso Dhamaan Rag iyo Dumar.Ee ufura qaab Labo ka labo Leyskugu Leyminaayo Halaal Ayadoo la so hadal Qadeyn Barnaamijka asaga ah Yacni Waa Loo soo meer meree.Taa dabadeedne waa Ajir Waxa WAXA ULA JEDAA DADKA QURBAHA KU NOOL

  7. Issa Mohamed Adan Reply

    23, May 2017 at 4:01 pm

    Bacdin Aniga hilman farabadan iyo fahmo yarii Baa ihayso Ee Ila taliya Aqyarey

  8. John Reply

    22, May 2017 at 9:37 pm

    Asc marka hor waaad mhdsn thn howsha aaad heesn mhdclin ka dib rag&dumarb siigda looma kala sinno markaa si guud uga wda hadla hadii yaanan cidina toos loo abaarin mhdndiin

  9. Ibrahim Ahmed Reply

    22, May 2017 at 9:34 pm

    Asc All carabiya kolay way jiraan dad badan oo dhalinyarad kamid ah oo sameeyay howshaas oo mudo badan isticmaalayay dhibkaana ka dhexlay intaa aad aheegteenba waay jiraan maxaad kula talin lahayd inay sameeyaan waliba biyaha dag dagah ee sabab dhibaatada qoyska iyo daalka badan waxaan ubaahanahay talo fiican ood nasoo siisan idinkoo mahdsan waa bilaahi towfiiq

  10. Maw Reply

    22, May 2017 at 2:58 pm

    All carabiya dhibatayinkas anay ihayan way wan sigesan jiray waxa igu daran aya ah biya bad mudo hal daqiqo ah dhabr xanun iyo daal markan kubada dhelayo sideydi hore uma dheli karo 10 ila 20 daqiqo ayan ahay xaga dhelista kubada kubada marka adika qubura ah we talo isiya
    MAHADSANIDIN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *