Home » La Yaabka » Daawo : Gabar Keymaha Kula Nooleyd Daanyeero Oo La Soo Bad-baadiyay , Sida Daanyeerkii Ayay U Soconeysaa

Daawo : Gabar Keymaha Kula Nooleyd Daanyeero Oo La Soo Bad-baadiyay , Sida Daanyeerkii Ayay U Soconeysaa

Police-ka India ayaa soo bad baadiyay gabar yar oo ku nooleyd keymaha taasi oo aan hadli karin ,u dhaq dhaqaaq karin sida bani`aadanka walibana ku soconeysa labadeeda gacmood iyo lugood

Gabartaas 8 sano jirka ah ayaa ku nooleyd duur ku yaal waqooyiga India waxa ayna u dhaqmeysay sid daanyeerkii oo kale iyadoo markii la soo bad badinayay ay la joogeen sedex daanyeer ah waxaana jirkeed aku yeelay garaafooyin yar yar (Dhaawacyo Yar)

Sida saxaafadda India ku waremyso gabartaas ayaa ka baqeysay dadka waxaana ka muuqatay gaajo balse cunada in ay cunto waa ay ka baqeysay

Lama helin xog ah mudada ay gabartaas 8 sano jirka ah ku nooleyd keymaha waxaana socda baaritaano la xariira dhacdada gabartaas

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *