Home » La Yaabka » Daawo : Madaxweyne Donald Trump Oo Xaramka Dhexdiisa Looga Soo Baaqay In Uu Qaato Diinta Islaamka , Shaqsi Cumraysanaya Ayaa Sidaas Sameeyay

Daawo : Madaxweyne Donald Trump Oo Xaramka Dhexdiisa Looga Soo Baaqay In Uu Qaato Diinta Islaamka , Shaqsi Cumraysanaya Ayaa Sidaas Sameeyay

Mid ka mid ah dadka cumarada Ramadaanka gudanaya ayaa shaaca ka qaaday in cumrada uu gudanayo sanadkaan uu u niyaystay madaxweynaha Mareykanka ee Donald Trump

Ninkaas iska soo duubay muuqalka ayaa Alle ku bararyay in uu Donald Trump uu ku soo hanuuniyo diinta islaamka

” Waxaan ugu baaqayaa madaxwyenaha Mareynka ee Donald Trump in uu qaato diinta islaamka”

” Cumaradaan Donald Trump ayaan u niyaystay waxaan Alle ka baryayaa in uu iga aqbalo oo uu soo hanuuniyo Donald Trump” ayuu sii raaciyay

Waxa ay Alcarabiya.com xuseysaa in arintaan ku soo aaday xilli uu booqday dalkaas Sacuudiga Carabiga oo uu kaga qeyb galay shir ka dhacay

 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *