Home » Galmada » Faa`ida Noocee Ah Ayay Xulbada U Leedahay Xariirka Naxariista Ee Labada Lamaane

Faa`ida Noocee Ah Ayay Xulbada U Leedahay Xariirka Naxariista Ee Labada Lamaane

Xulbada Qallan ama in lagu darsado cunooyinka am in cabitaan ahaan loo qaato ayaa jirka siisa fir fiircooni, waxa ayna la dagaalantaa qaboow ku yimaada labada lamaane ( kulanka oo laga caajiso).

Xulbada ayaa sara u qaada awoodda galmo ee ninka iyo naagtaba iyadoo sara u qaadda shaqada wareegga dhiigga taasi oo xoojineysa rabitaanka kulanka .

Sidoo kale dhanka dumarka,waxa ay xulbada u leedahay faa`idooyin gaar ah waxa ayna si wacan uga shaqeysiisaa dhaq dhaqaaqa minka

Qubarada arimaha qoyska ee Alcarabiya.com ayaa kulua talineysa in marka aad qaadaneyso xulbada in aad ku darsato qaando malab ah ,waana hubaal ka dib laba todobaad oo aad sameyso in aad wax weyn ka daremeyso ciyaarta sariirta

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

2 Responses to Faa`ida Noocee Ah Ayay Xulbada U Leedahay Xariirka Naxariista Ee Labada Lamaane

  1. Abdifatah Reply

    21, May 2017 at 1:36 am

    Waanka helay runtii waana ka mahad celinaayaa inta ku howlan wargeyskan alcarabiya

  2. Abdifatah Reply

    21, May 2017 at 1:34 am

    Waanka helay runtii waana ka mahad celinaayaa inta ku howlan wargeyskan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *