Home » Fariimo Jaceyl » FARIIMAHA RAMADAANKA: Allow Ha Na Ciqaabin!

FARIIMAHA RAMADAANKA: Allow Ha Na Ciqaabin!

Mar kale, Ramadaan Mubaarak dhammaan muslimiinta gaar ahaan dadka Soomaaliyeed.

Alcarabiya.com waxay ku soo gudbineysaa fariimaha la’iisu diro bishan barakeysan ee Soon.

—————————————————————-

     DAMBI DHAAF

Ya Allah, aad ayay u badan yihiin dambiyadeena,

Laakiin naxariistaada ayaan xad laheyn,

Fadlan noo dambi dhaaf oo naga cafi khaladaadkeenna,

Adiga ayaa leh awoodda ugu weyn ee wax-dhaafide,

Waxaad jeceshahay inaad wax cafiso oo aad u gar-gaarto addoomahaaga,

Faldan u dambi dhaaf,aniga,qoyskeeyga iyo dhammaan muslimiinta.

Ammiin Ammmiin

 

 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *