Home » Hindi » Goorma Ayaa La Daawanayaa Filimka Tiger Zinda Hai Ee Ay Wadaan Katrina Kaif Iyo Salman Khan?.

Goorma Ayaa La Daawanayaa Filimka Tiger Zinda Hai Ee Ay Wadaan Katrina Kaif Iyo Salman Khan?.

Atariishada reer Hindi ee Katrina Kaif ayaa barteeda Instagram soo dhigtay sawir uu kula jiro jilaaga caanka ah ee Salman Khan kaasi oo ay magaalada Dubai ee Imaaraadka carabta ku duubayaan filimkeeda cusub ee Tiger Zinda Hai

Sida bogga Pinkvilla uu sheegayo labada aktar ayaa qeybta hore ee filinkaas waxa ay ku soo duubeen magaalo ku taal dalka Austria

Waxa uu boggaas ka faalooda aflaanta Hindiga sheegaya in filimkaan lagu tirayo qeybta labaad ee filimkii caan baxay ee Ek Tha Tiger kaasi oo shimooyinka India laga daawaday sanadkii 2012-ka .
Filimkaan Tiger Zinda Hai ayaa lagu wadaa in laga daawado shinoomooyinka bartamaha bisha Decembar ee sanadkaan 2017-ka

Qeybtii hore filimkaas ayaa xanbaarsneyd sheeko basaasnimo ah waxa uuna Khan u safarayay waqooyiga Iraq

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *