Home » Fariimo Jaceyl » Haddii Aad Fariintan U Dirto Gabar Ama Wiil Aad La Kullantay,Waxaa Idiin Bilaabanaya Jaceylkii Ugu Macaanaa!!

Haddii Aad Fariintan U Dirto Gabar Ama Wiil Aad La Kullantay,Waxaa Idiin Bilaabanaya Jaceylkii Ugu Macaanaa!!

Fariintan hoose ee dareen kiciska ah waxaa loo adeegsan karaa qeyb kasta oo ka mid ah xiriirka lammaanaha,laakiin waxay ku wanaagsan tahay kadib kullanka labada qof.

# Anigu marnaba ma iloobayo diirrimaadka” kuleylka” gacantaada marka aad taabato jirkeyga.

Waxaan doonayaa inaan sidaasi dareemo maalin iyo habeen walba.

# Sidaas darteed,fadlan noqo qof aan weligay ku xisaabtamo oo aan i cidleynin.

# Jaceylka aan kuu hayo wuu jirayaa ilaa aan ka tego Dunida,mana jiro qof ii geli kara booskaaga.

# Mar kasta oo aan arko dhoola-caddeyntaada ,waan oggahay waxa ku jira qalbigaaga xitaa haddii aadan waxba ii sheegin,waana sababta uu jaceylkeena dhab u yahay.

# Waxaad tahay qofka ugu wanaagsan ee la jeclaado,si xad-dhaaf ah ayaana kuugu faraxsanay Xayaati.

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *