Home » Galmada » Haweenka Oo Faa`ido Gaara Ah Ku Qaba Kulanka Sariirta , Daawo Bilaa Lacag Ah Ayay U Tahay .

Haweenka Oo Faa`ido Gaara Ah Ku Qaba Kulanka Sariirta , Daawo Bilaa Lacag Ah Ayay U Tahay .

Baaritaano ayaa sheegaya in kulanka sariira oo badan ay si weyn ugu wanaagsan tahay haweenka iyadoo tani ay door weyn ka qaadato sidii xubinta haweenka uga ilaalin lahaayeen jeermisyada yar ee Microbes iyo parasites kuwaasi oo wax yeeleeya xubinta haweenka .

Qubarada ku xeel dheer xanuunada ku dhaca xubinta haweenka ayaa sheegaya in galamada badan ay door wax ku ool ah ka qaadato oo ay xubinta haweenka u tahay Antibiotic.

Waxa ayna sheegeen in minida ninka ay ka kooban tahay dheecaano ka taqalusaya Microbes -daas oo inta badan haweenka ku keena xanuuno.

Doldoleelada xubinta haweenka waxa ay ka kooban yihiin maado la yiraahdo Glycogen taasi oo door ka qaadaneysa in jeermisyadaas ay ku dhashaan xubinta haweenka balse waxaa ka taqalusa shahwada ragga .

Waxa ay qubarada Al C A raBiya ku leeyihiin Marka ay haweenyda hesho galmo macaan oo gaarta gariir waxaa balaarta minka kaasi durba waxyaabahas jeermiska ah ka burinaya xubinta.

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *