Home » Hindi » Katrina Iyo Gacaliyaheedii Hore Ranbir Oo Soo Dhameeyay Filimka Cusub Jaga Jasoos ,Garooma Ayaa La Dawanayaa Maxuuna Ku Saleysan Yahay?.

Katrina Iyo Gacaliyaheedii Hore Ranbir Oo Soo Dhameeyay Filimka Cusub Jaga Jasoos ,Garooma Ayaa La Dawanayaa Maxuuna Ku Saleysan Yahay?.

Saxafadda Aflanata ee India ayaa soo daabacday sawirka kaartada filimka Jagga Jasoos ee ay soo wada wadaan aktarada kala kala ah Ranbir Kapoor iyo gacalisadiisii hore ee Katrina Kaif

Filimkaas ayaa lagu wadaa in shineemooyinka India laga daawado 14-ka Bisha July ee sanadkaan 2017-ka

Filimkaas Jagga Jasoos ayaa ah filim qosel iyo Jaceyl ah waxa uuna ku biyo shubanayaa Ranbir Kapoor oo raadinaya aabihii isaga oo caawin ka helaya Katrina

 

 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *