Home » Hindi » Katrina Kaif Oo Bajaqnimadeeda Ku Soo Bandhigtay Instagram-ka, Goorma Ayaana La Daawanayaa Filimkeeda Cusub Ee Jagga Jasoos

Katrina Kaif Oo Bajaqnimadeeda Ku Soo Bandhigtay Instagram-ka, Goorma Ayaana La Daawanayaa Filimkeeda Cusub Ee Jagga Jasoos

Katrina Kaif ayaa barteeda instagram waxa ay soo dhigtay muuqaal iyada oo sameyneysa jimicsiga jirka.

Layliye gaar ah ayaa siineysay casharada waxa ayna joogtay mid ka mid ah xarumaha lagu jimicsado ee dalka India

Arinntaan ayaa imaaneysa xilli instagram-ka ay dhanka kale shaaca ka qaaday goorta la daawanayo filimkeeda cusub ee Jagga Jasoos waxaana shinoomooyinka india laga daawanayaa 14-ka June

Filinkaan mudada la sugayay ayaa Katrina waxaa la wada aktarka kale ee Ranbir Kapoor

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *