Home » Galmada » Madaxa Ma Ku Xanuunaa Ka Dib Kulanka Naxariista, Xal Ayaan Ku Haynaa.

Madaxa Ma Ku Xanuunaa Ka Dib Kulanka Naxariista, Xal Ayaan Ku Haynaa.

Waxaa jira lamanayaal badan oo ka  sheegta madaxa weerar durba marka ay ka dhamaadaan kulanka naxariista

Hadaba qubarada arimaha qoyska ee Alcarabiya.com ayaa ku siinaya talooyin yar oo aad kaaga caawinya in aad ka taqalusto arintaas

Ma og tahay aqriste marka lagu jiro kulanka naxariista in jirkaada uu weynayo qaddar biyo ah waxaana u sabab ah dhididka ka imaanaya ee ka dhasha heer kulka .

Sidaa darteed ,haddii aad tahay ragga ama dumarka ka sheegta madax xanuunka ka dib kulanka waxa ay Alcarabiya.com kuula talineysaa in aad cabto biyo qaboow oo cad waa hubaal neerfaha waa ay ku degayaan

Sidoo kale waxaad haddii aad ka gaarto cabitaan sida Ananas waa u ku anfacayaan maadaama uu ka kooban yahay fitiimiino iyo macdanno ka qeyb qadanaya wanaajinta niyadda

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

3 Responses to Madaxa Ma Ku Xanuunaa Ka Dib Kulanka Naxariista, Xal Ayaan Ku Haynaa.

  1. Cabdixakim Cabdikarim Reply

    21, May 2017 at 10:15 am

  2. Abdulahi Reply

    21, May 2017 at 12:40 am

    wa wax jira waana talo aad u wanagsan

  3. Hani Arsenal Reply

    20, May 2017 at 5:25 pm

    Haa, dad badan oo aan aqaan ayaa ka cabta madax-xanuunkan, oo xitaa go,aansaday inay iska daayaan Kullanka Malabka.Ee Alcarabiya.com, mar waliba xogtaan ha gaarsiiso bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *