Home » Galmada » Maxaa Dhibaato Ah Oo Laga Dhexlaa Kulanka Sariirta Ee La Sameyo Ka Dib Afurka ?.

Maxaa Dhibaato Ah Oo Laga Dhexlaa Kulanka Sariirta Ee La Sameyo Ka Dib Afurka ?.

Ramadaan Kariim ,inkastoo inta bisha barakeysan Ramdan lagu jiro ay yaraan doonaan warbxinada la xariira nolosha labada lamaane hadana warbixinatan waxaan ku soo qaadaneynaa qodob la xariira nolosoha labada lamaane iyo bisha soonka

Hadaba ,Galmada afurka ka dib waxa ay leedahay dhibaatooyin iyadoo sida la ogsoon yahay qofka marka uu sooman yahay uu jirkiisa joojiyo shaqada dheef shiidka siiba mindhicirada iyo caloosha .
Marka uu qofka cunto cuno wax ay bilaabaan shaqada waxa uuna qofka dareemayaa caajis iyo tabar darro waxaase laga yaabaa in uu kacsi dareemo balse galmada waxa ay u baahan tahay shaqo culus ,hadiiba qofka hadii uu galmo sameeyo afurka ka dib waxa uu la kulmaa arimahahaan.

1- In dheefshiidka culeys noqdo oo markaas qofka uu dareemo daac quran iyo calool dibbir .

2- In ay galmada suurta gali weyso waayo jirka waxuu ku mashqluusan yahay shiididda cuntada marka dhiigga ma soo gaari karo xubnaha tartanka ,markaas ninka malabyarowgiisa sida la rabay uma kici karo .

3- Qofka waxuu dareemaa daal aad u culus waxa uuna kulanka ku keenayaa in sidii la rabay uusan u dhicin

Hadaba qubarada Alcarabiya.com ayaa kuu sheegaya aqriste in waqtiga ugu fiican kulanka hadiiba aad sameyneyso afarka ka dib in aad sameyso 5 sac kadib afurka

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

One Response to Maxaa Dhibaato Ah Oo Laga Dhexlaa Kulanka Sariirta Ee La Sameyo Ka Dib Afurka ?.

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkk Reply

    5, June 2017 at 11:48 am

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *