Home » Fariimo Jaceyl » Qoraalladaan Macsalaamada Ah Ayaa Loo Qoraa Lamaanaha Aad Kala Hareysaan Ama Saaxiibkaa Oo Safraya!

Qoraalladaan Macsalaamada Ah Ayaa Loo Qoraa Lamaanaha Aad Kala Hareysaan Ama Saaxiibkaa Oo Safraya!

Ramaadan Kariim,waa mar kale iyo sheekooyinkeennii maalinlleha ahaa ee aad uga barateen Alcarabiya.com.

Ku soo dhowaada, fariimo ku sabaabsan” Goodbye” ama ” Nabaday”.

# Saaxiibtinnimada macanaheedu ma ahan inta ay la egtahay waqtiga la wada socday.

Ma ahan, inta shey aad aad ku bixisay ama aad ku heshay.

Ma ahan inta jeer ee aad is-caawiseen saaxiibkaa.

Laakiin waa sida aad issu qiimeysaan labadiina.

———————————————

# Macsalaamo macnaheedu maahan inaan dib loo kulmi doonin.

Ereyga “nabaday” kama dhigno dhammaadkii adduunka.

– Macsalaammo,  waxay u dhiggan tahay oo qura’ ” Waan kuu xiisi doonaa”,Ilaa waqtiga xiga ee aan dib u kulmi doono.

——————————————–

# Waa maxay sababta ay u fududahay hingaadinta erayada”Waan ka xumahay iyo waan ku jeclahay,laakiin ay u adagtahay in lagu dhawaaqo.

– Nabaday saaxiib,waxaan rajeynayaa inaan dib u kulmi doono.

 

 

 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *