Home » Hindi » Salmahn Khan Oo Soo Bandhigay Heesta Ku Jira Filimka Uu Soo Wado Ee Tubelight

Salmahn Khan Oo Soo Bandhigay Heesta Ku Jira Filimka Uu Soo Wado Ee Tubelight

Jilaaga caanka ah ee Salman Khan ayaa soo bandhigay heestiisa Radio ee ku jirta filimka uu soo wado ee Tubelight

Filimkaas ayaa lagu wadaa in laga daawado shinoomiyinka India 23-ka bisha June ee sanadkaan 2017-ka

Filimkaas ayaa ah nooca daraamaha loo yaqaan waxa uuna ka sheekeynaa qiso jacey oo nin ku noolaa waqooyiga India u qaaday qoyskiisa

Xafladda lagu soo bandhigay heestaas ayaa ka dhacday magaalada Dubai ee imaaraadka carabta

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *