Home » Sheekooyin » Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 3-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 3-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

Hayeeshee Darawalkii isaga oo indhaha Miriq Miriq Kasiinaya Afkuna Qalalay Aadna moodid Ruux Bil Barkeed oomana ayaa Gabadhii oo Miir Daboolantay Soo Dul istaagay Waxa uuna Hadal Ka Bilaabay Manooshahay inanta.

Waasuge oo Markii intaas Dhagahiisu Soo Gaareen ishiisana Marqaati u Noqotay

Ayaa isagoon Darawalka u Jawaab Celin Waxa uu Mar Labaad Fiira u Celiayay Shaqsiyadda Dhulka Taal isaga oo Si Dhaba usii Xaqiiqsanayay ineey Tahay Ramladii Duudka Aaadisay ee Ereyada Loo Qaateenka ahaa Huwisay…. Waa Qalbi Dhibane ehe Waxa uu iskula Halday Sidan:-

=Waan ogahay in Qofka Dhibanaha ah ee Dhulka Taal ineey Tahay Tii Dhagaheyga Huwisay Ereyada Xanuunka Badan Taa oo ay Adag Tahay in Dhibane uu Si Sahal ah Ku iloobo, Taa Badalkeeda Waxaa ii Dhaantay iyada oo i Gowracdo ina Dhaafsiisa Dunida aan Martida Ku Nahay.

= Waan ogahay ineey Tahay Tan igu ijaafeysay Qadarta Eebe, Laakin iyadu Ma oga Halka Loo Soo Joogo.

=Wali Waxa Qalbigeyga Sida Birlabta ugu Go,i La,a Ereyga ah:-” ADIGAAN LUGAHA GO,AN HALKEEN KU GEYNAYAA KUWII LUGAHA LAHAA AYAAN MEELAAN KALA GEEYA LA,AHAY OO KALA QARINTOODA KU DAALEE” .

= Waan ogahay in Dadka Lixdooda Lixaad ay Dhameystiran Tahay ay Nayasaan, Laakin iyagu Ma oga in Alle Xagiisa Laga Siman Yahay.

=Waan ogahay in Marka Aan Wajahno Rabitaan Guur Nagulo Colaadiyo Halku Dhiga ah:- SHIMBIRBA SHIMBIRKIISUU LA DUULA.

=Ma Jirto Dunidan Maxkamad Cadaalad ah oo Qaadda Kiisaska Nuucan ah, Laakiin Waxaan Sugeynaa Maalinta Qiyaamo iyo Maxkamadda Alle.

= Waan ogahay in Dadka Badankii Marka aan Wadooyinka Mareyno in ay Naxantaan iyaga oo Socodkeena Wax Ka Sheegaya Waxa ayna Noo Adeegsadaan Hal ku Dhigga ah ALIHII ABUURAY EED MALEH AADANIHII ARKAASA AYAAN DARAN!!!.

= intaasi Dhan oo aan Soo Sheegay Ma Jiro Qareen u Diyaar ah inuu naga Caawiyo difaacideeda…….una Doodo Xuquuqdeena Sida Qabka iyo Kibirka Ku Jiro loo lunsaday………………intaas Markii uu …La Soco Qeybta 4-aad

Qoraaga Sheekadaan Xaaji Tahriib Halkaan Kala Xariir  Facebook Ahaan 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

4 Responses to Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 3-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

  1. Profile photo of alcarabiya

    alcarabiya Reply

    22, May 2017 at 3:10 am

    walala wa klu jirtaa eeg labaad waa isku xig xigaan

  2. samiir Reply

    22, May 2017 at 1:01 am

    qaybtiii labaad lamahaayo wl waad kabooden

  3. Maw Reply

    21, May 2017 at 3:07 pm

    A away qeybti labad maba arke 1aad iyo 3aad ayaan arkaa oo kaliya

  4. moohaayo Reply

    21, May 2017 at 12:00 pm

    xgee ka raadiya qaypihii hore ee shekada qadarta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *