Home » Galmada » U Gaar Dumarka: Gabaryaheey 4-taan Qalad Iska Ilaali Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

U Gaar Dumarka: Gabaryaheey 4-taan Qalad Iska Ilaali Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Ninka Ma Aqrinayo Waxa Maankaada Ku Jira : gabaryaheey ogoow waa run in haweeneyda ka baqdo in ay toos ninkeeda ugala hadasho arin ku saabsan nolosha sariirta iyo sida ay wax u rabto balse haddii xittaa arintaas ku qabsato isku day in arintaas ka gudubto ninkaada sii tilmaan ku aadan sida aad wax u rabto waa hubaal natiijo wacan ayaa ka soo baxeysa .

* Ha Diidin Marka Uu Ku Soo Hamiyo : haddii ay dhacdo in aad daallan tahay isna uu ku doonayo toos ha ugu qaxayin diidmo ee samee cudur daar soconaya , Alcarabiya.com waxa ay kaaga digeysaa in aad ciyaarta biloowdo adiga aan jir ahaan ama maskax ahaan aan diyaar u aheyn kulanka waayo hanaan socodka ciyaarta ayaa jahwareer galeysa

* Mararka Qaar Noqo Qofka Ku Horeeya Hindisaha : u muuji ninkaada in aad u baahan tahay , sii tilmaan uu kugu fahmi karo dhab ahaan farxad ayuu ka qaadayaa marka uu arko in aad daremeyso

* Samee Sheeko Inta Kulanka Lagu Jiro: inkastoo ay jiraan haween aan hadlin xilliga kulanka naxariista lagu jiro hadana waxa ay bahda Alcarabiya.com ku leeyihiin ninka xaaladaas kama helo waxa uuna doonayaa xod xodasho oo kulan bilaa shanqar ah waa lagu caajisayaa .

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *