Home » Galmada » Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

Lamane waliba waqti ayaa u wacan , qaarkood waxa ay aamisnan yihiin in kulanka naxariista uu wacan yahay aroortii ,qaarna galabtii qarnaa habeenki

Balse haatan qubarada alcarabiya.com ayaa xuseysaa in waqtiga ugu wacan ee kulanka sariirta ay tahay aroortii waxaana u sabab ah faa`idooyin caafimaad oo ku jira waqtigaas

Faa`idooyinka kulanka aroortii ee labada lamaane ayaa ah in uu yareeyo welwelka iyo madax xanuunka.

Sidoo kale waxa uu si wacan uga shaqeysiiyaa waregega dhiiga waxa ayna haweenka si gooni ah uga qaadaan dhal-dhalaal iyo qurux

Sidoo kale waxaa waqtigaas laga dhexlaa deganaan neerfaha ah iyo farxad.

Haddii Aad Ka Heshay Warbixintaan Fadlan U Sii Gudbi Asxaabtaad Facebook

 

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

5 Responses to Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

  1. Nuura Reply

    12, June 2017 at 3:19 pm

    Thanks Alcarabiya .net

  2. axmad Reply

    3, June 2017 at 1:58 pm

    mahadsanidiin lkn oow doob kulankiisa halkee uu kadhigtaa

  3. axmed shaatax Reply

    31, May 2017 at 6:00 am

    Masha allah

  4. ohajiabdi Reply

    21, May 2017 at 5:32 pm

    Mahadsanidiin,Alcarabiya 15 sano ka hor ayaan ogaaday sheekadan,waayo aroortii inta aanad sariirta ka soo toosin ayaa ka macaan iyo raaxo iyo farxad badan tan galabtii ama habeenkii, aniga ahaana waxaan aad u jeclahay kulan aroortii

  5. Deeq Xarako Reply

    21, May 2017 at 5:55 am

    Salaama,Mahadsanidiin Alcarabiya.com. waa farsamo aan tijaabin doono Soonka ka hor Insha Allah, waqti badan Ayaan isweydiinayay arrintan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *