Home » Hindi » Xaysiiska Filimka Mubarakan Ee Uu Wado Arjun Kapoor Oo La Baahiyay ,Goorma Ayuu Soo Baxayaa Filimkaas ?.

Xaysiiska Filimka Mubarakan Ee Uu Wado Arjun Kapoor Oo La Baahiyay ,Goorma Ayuu Soo Baxayaa Filimkaas ?.

Saxaafadda India ayaa baahisay sawirkii ugu horeeyay ee xayaysiiska filimka sida weyn loo sugayo ee Mubarakan ee uu soo wado aktartka caanka ah ee Arjun Kapoor .

Filimkaas ayaa lagu wadaa in shiimooyinka India lagu daawado 28-ka June ee sanadkaan 2017-ka

Sheekada filimkaan ayaa la xariirta laba gabdhood oo aad u qurxoon oo ku loolamaya guur .

Arjun ayaa filimkaas waxaa la jilaya atiirashooyinka Ileana D’Cruz,Neha Sharma iyo aktarkaPavan Malhotra .

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *