Home » Arimha Qoyska » Sedex Arinn Oo Ku Cadeyn Kara In Dhab Yahay Jaceylka Qofka Aad Wada Shakeeysiga Ku Jirtaan

Sedex Arinn Oo Ku Cadeyn Kara In Dhab Yahay Jaceylka Qofka Aad Wada Shakeeysiga Ku Jirtaan

Gabdho?Wiilal badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda?gacalisadooda ay sheeko wadaag yihiin .

Hadaba Alcarabiya.com ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga ?gacalisaadada

Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u yahay /U Tahay  in uu barto ehelkaada iyo asxaabtaada bulshada waliba isna doonayo in sidaas oo kale sameyso ogoow waxa uu doonayaa xariir fog una diyaar garoow guul

Ka Sheekeynta Mustaqbalka : haddii uu kala xaajoonayo arimo ku saabsan mustaqbalkiina , qorayaasha noloshiina dhab ahaan waxa uu doonayaa in aad guul ka gaartaan xariirkiina

In Uu Ku Daneeyo : haddii aad xanuunsan tahay tahay ama xaaladda si ay kaa tahay haddii uu aad kuu daryeelayo kana wel welayo xaaladaada una jajaban yahay caawintaada habeen iyo maalin dhab ahaan waa horyaalkaada ee yuusan ka baxsan ninkaas

Haddii warbixintaan ay ku qancisay fadlan asxabtaada Facebook, Viber ,WhatsApp Iyo Twitter U Sii Gudbi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *