Posted on May 19, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Sheekooyin, Warka Manta
Diiwaanka buuga loogu waqlalay JaCeyl ee isu keena aadanaha aduunka ku wada nool qofba meel ayuu kaga jiraa waloow isku damac iyo kala darajo la wada yahay, aqristoow isbuucaan waxaan barnaamijkeena qalinka waasuge ku daadihin doonaa jaceylka dhax mara dadka dhalyo wadaaga ah ee soomaaliyeed, waxa aan filayaa in waayadii…
/
Continue reading →
Posted on May 19, 2013 by admin and saved under Warka Manta
Waxaan jaceyl xad dhaaf ah u qaaday wiil aan mudo fog is garaneynaayey ilaa yaraanteena waxaan ku aqaanay in uu yahay qof daagan dabci wanaagsan isla markaana daacadnimo badan . Share on Facebook…
/
Continue reading →
Posted on May 19, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Sheekooyin, Warka Manta
Su’aal: waad salamantihiin mida kale suasha aan rabo waxay tahay aniga iyo ninkeyga isku dabci baa nahay marku xanaaqa waa ku xanaqaa ana markan xanaqo sidoo kale hadaba sidey ku sii socon kartaa nolosha markaliya dabku qabsanayo hadaba maxaa ku talin lahayden bahda khadiija isma necbin mana kala marano lakiin…
/
Continue reading →
Posted on May 19, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Sheekooyin, Talooyin Jaceyl, Warka Manta
Su’aal: asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu after That greating walaalo yaal waxaan rabaa inaad fikir iga siisaan gabadh aanan arag aanan la hadlin inaan jacaylkayga u sheegto sideen ugu sheegan karaa amamba sideen ku soo jiidan karaa oo aan jacayl ugu beeri karaa gabrtas, Waa gabadh dabeecad Wanaagsan quruxna daa’imkii…
/
Continue reading →
Posted on May 18, 2013 by admin and saved under Entertainment, Warka Manta
Fanaanada caanka ah Amina Cabdullaahi Cumar (dhool) ayaa la sheegay in shalay uu meherkeedu ka dhacay magaalada London ee dalka Britian. Amina Dhool ayaa gacaliyaheeda cusub magaciisa lagu soo koobay Mahdi.iyadoo aan war dheeri ah oo ku saabsan guurkeeda weli la soo bandhigin. Fanaanada Amina Dhool oo caan ku ah…
/
Continue reading →
Posted on May 18, 2013 by admin and saved under Cayaaraha, Warka Manta
Ka dib markii Mario Balotelli uu ku goodiyay in garoonka uu ka baxayo haddii uu maqlo ku dhawaaqidda erayo cunsurinimo mar kale ayay golaha garsoorayaasha Talyaaniga ugu digeen laacibka in ciyaarta laga erin doono . Wareysi uu dhawaan siiyay CNN ayuu laacibkaan Milan ee Balotelli ku goodiyay in garoonka uu…
/
Continue reading →
Posted on May 18, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Talooyin Jaceyl, Warka Manta
Xiriirka kaala dhexeeyo gacaliyahaaga wuxuu ku socdaa gabaabsi mana noqon mid daaha waqti dheer marka hadii qofka lamaankaaga uu joojiyo inuu hor u socodsiiyo qalbi furnaantii iyo kalsoonidii idiin dhextiilay,sidaa daraadeed inta uu xaalku faraha ka bixin ee uusan wiishku kugu yeerin fadlan isgaro. Waqti kuuma haayo: hadii aad aragto…
/
Continue reading →
Posted on May 17, 2013 by admin and saved under Lifestyle, Warka Manta
Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka. Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin: 1- Daal iyo tabardarri joogto ah 2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah 3- Timaha oo yaraadaan ama…
/
Continue reading →
Posted on May 17, 2013 by admin and saved under Entertainment, Warka Manta
Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegtay in 900 oo ajaaniib ah oo shaqo doon ah in ay ku sugan yihiin Muqdisho, kuwaasi oo howlo kala duwan u jooga magaalada. Waxayna Dowladda ay arintan ka soo saartay amaro adag oo ku socda ajaaniibta shaqo doonka ah ee ka yimaada dalalka Afrika,…
/
Continue reading →
Posted on May 17, 2013 by admin and saved under Entertainment, Warka Manta
Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in hal walax laga dhigo dhawr nooc haddaba waxaa hore loo yaqaanay diyaarad biyahana marta cirka ku duusha ee maanta waxaad arkaysaa diyaarad sida baabuurkana wadooyinka u maraysa hadhoowna diyaarad isu bedelaysa Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Gaarigaas . Share on Facebook…
/
Continue reading →