Posted on May 18, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Talooyin Jaceyl, Warka Manta
Xiriirka kaala dhexeeyo gacaliyahaaga wuxuu ku socdaa gabaabsi mana noqon mid daaha waqti dheer marka hadii qofka lamaankaaga uu joojiyo inuu hor u socodsiiyo qalbi furnaantii iyo kalsoonidii idiin dhextiilay,sidaa daraadeed inta uu xaalku faraha ka bixin ee uusan wiishku kugu yeerin fadlan isgaro. Waqti kuuma haayo: hadii aad aragto…
/
Continue reading →
Posted on May 17, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Talooyin Jaceyl, Warka Manta
Xilliyada xiisaha iyo soo jiidashada badanaa dhalinyarada ama raga aan iraahdee waxey dadaal xoogan u galaan sidey u soo jiidan lahaayeen gabadha ay ishoodu ka heshay, mid walbana wuxuu ku dadaalaa talaabooyin uu isleeyahay waad ku soo jiidan kartaa qoftaas, midbaa baabuur qurux badan soo qaata ama lebis qurux badan…
/
Continue reading →
Posted on May 17, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Fariimo Jaceyl, Warka Manta
Dhulka meesha aad uga nooshahay waan ka jeclahay dunida inteeda kale, waayo waxaan kaa dugaashadaa ruuxdaada,waqtiyada wey isbedelaan laakin jaceylkaaga weli waa sidiisii inuu sii kordha maahee waxba iskama dhimin weli. Maalmuhu waa mugdi hadii aadan ka muuqan agagaarkeyga oo aadan iigu deeqin dhoolacadeyntaada. Dareenka caashaq ee aan kuu qabo…
/
Continue reading →
Posted on May 16, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Talooyin Jaceyl, Warka Manta
Waa Qeyb ka mid nolosha cadaalad darada ah ee ka dhax jirta dadka iyo dalka soomaaliyeed waxaana isbucaan ku soo qadan doona hadii Allaha awooda sare lehi ogolado Cutub ka mid ah nolosha hoyo mulki. “Aqriste QiSadaan I Degan U AQri Una DuCey Hooyadaan Soomaaliyeed Ee Laga Gar Daran Yahay”.…
/
Continue reading →
Posted on May 16, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Fariimo Jaceyl, Warka Manta
Qiimo weyn ayaad u leedahay qalbigeyga waana ku daalaay doon doonkaaga, ma soo koobi karo baaxada uu leeyahay rabitaanka aan kuu qabo aan isisiino fursadaha nolosha si aan weligeen farxad ugu noolaano.balse ha ku dhiiranin marnaba inaad ilowdo. Hadii aad rabto inaad qaligeyga gudto cidna kaama hortaagna,laakin ogow keyga wuu…
/
Continue reading →
Posted on May 16, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Fariimo Jaceyl, Warka Manta
* Daqiiqad walboo nolosheyda ah adigaan kuu hibeeyaa,neefkasta oo iga soo baxdana waan ku sii jeclaadaa. Waan ku jeclahay waayo noloshu la’aantaa macno iyo dhadhan ii malahan. *Adigaa qaatay caqligeyga iyo dhamaan maskaxdeyda mana ka fekero qof aan adiga aheyn wan ku jeclahay waayo noloshu dhadhankeedu waa adiga, waan ku…
/
Continue reading →
Posted on May 16, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Talooyin Jaceyl, Warka Manta
Gabar yahay hadii aad doonayso in uu kujeclaado ninkaaga Muslimka ah oo xalaasha kugu qaba la imow airman soo socda: Allah ka cabso, oo wuxuu ku amray oo dhan la imow Sunada nabi muxamad salalahu calayhi wasalam qabso. Iska ilaali xanta, cayda, isku dirka, is qaawinta markii aad banaanka marayso.…
/
Continue reading →
Posted on May 16, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Sheekooyin, Warka Manta
Qaybtii 26aad waxay inoo joogtay: Salma oo aad u dhuganaysay mataankeeday jeclayd ee Subeer deedan ku luqaysay heestii – Mar adoo iga dheerbaa, qalbigu kuu dhawaaqaa. Marna adiga oo dhow, Indhuhu kaa dhergayn. Mar anoo dhagi hurdada galay, Haasaawaha kula dhig dhigay, Sidaad iigu dheertahay, ma ruuxaan kula dhigaa jira.…
/
Continue reading →
Posted on May 15, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Warka Manta
Bismillah, As-salamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh, Mahad dhamaanteed waxay usugnaatay allah, Naxariis iyo nabad galyo hagaadho rasuulkeena Muxamed salalahu calayhi wasalam, iyo inti raactay jidkiisa. Walaalayaal waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa cabsida alle, walaalayaal alle oo laga cabsado, loona hogaansamo ayaa aakhiro iyo aduunba guul lagu gaari karaa. Walaalayaal waxaan…
/
Continue reading →
Posted on May 15, 2013 by admin and saved under Arimaha Qoyska, Sheekooyin, Warka Manta
Qaybtii 25aad waxay inoo joogtay: Subeer oo si adag wakhtigaa telefonka kula hadlay Salma waayo xalay oo dhanbuu soo jeeday in ku dhow saacad iyo badhna wuxu la hadlayay Salma markaa maba oga inta badan hadalada uu odhanayo, ”Salma miyaad I nacday ma go’aan baad keligaa gaadhay, ka dibna telefonekii…
/
Continue reading →