Xulka marti galinaya koobka qaaradaha adduunka ee Brazil ayaa u gudbay semi finalka kadib markii ay caawa 2-0 ay ku garaaceen xulka Mexico oo ah horyaalka Woqooyiga America. Kulankan oo ahaa kii labaad oo Brazil ciyaarto ayaa si xarago leh ku dhaaftay Mexico markii gool uu dhaliyay Neymar iyo mid…
Wiil 9 sano jir ah oo ka tirsan taageereyaasha kooxda Liverpool, ayaa wareysi la yeeshay macallinka kooxdaas Berendan Rodgers kadib markii uu kula kulmay Anfield Share on Facebook…
Wenger ayaa caan ku ah in xiddigaha uu soo arko lana soo gor gortamo balse la dhihi karo muhiimadiisa waxa ay tahay in ciyaartooydaas kooxaha kale uu tuso isaga oo aan iibsaneyn . Hadaba shabakada ciyaaraha ee kooxda.com ayaa warbixintaan waxa ay ku eegeysaa 5-ciyaartooy oo uu qasaariyay Wenger kuwaasi…
Jose Mourimho ayaa ku dooday in uu diiday in uu Man United ka badalo Sir Alex kaasi oo bishii May ka fariistay shaqada United ka dib 26-sano oo uu soo hayay kooxdaas. Mourinho ayaa Chelsea dhawaan u yimid ka dib markii Real iyo isaga ay si wada jir ah bur…
Warbixin uu bogga Itallia football ka soo xiganayo xiddiga cusub ee Barcelona Neymar ayuu ku sheegay in uu ka helo Balottelo, waxa uuna hadalkaan imaanaay ka hor inta aysan isaga hor imaan kulan ku aadan koobka qaardaha ee beri ka furmaya Brazil. Share on Facebook…
Kooxda Chelsea ayay u suura gashay in ay hishiis la gaaraan weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen ee André Schürrle kaasi oo ay in muddo ah raadinayeen . Chelsea ayaa bogooda Internet-ka ka yiri ” Chelsea iyo Bayer Leverkusen waxa ay hishiis ka gaareen arinta André Schürrle , kaliya waxaa harsan in…
Naadiga Chelsea ayaa xariir la sameeyay kooxda reer Turki ee Galatasaray iyaga oo kala hadlay in xagaagaan ay kala wareegaan xuddiga qadka dhexe ee kooxdaas ee Wesley Sneijder. Kooxda Galatasaray ayaa dhawaan sheegtay in ay iibinayaan laacibka hadii ay helaan dalab qiimihiisa uu sareeyo iyaga oo ku xadiday qiimaha laacibkaas…
Lionel Messi ayaa soo dhigay boggiisa Facebooka qoraal uu ku beeninayo eedeymo la sheegay in uu sameeyay khiyaanooyin canshuro isdaba-marin ah. Share on Facebook…
Wargeyska Imaraad Alyom ee ka soo baxda imaaraadka carabta ayaa ka soo xigtay laacibka Real Madrid Masut Ozil in akhrinta qur`aanka ka hor ciyaaraha in ay tahay sirta ka dambeysa la qabsashadiisa xulka Jarmalka iyo Real Madrid. Share on Facebook…
Mourinho ayaa ku adkeeystay in uusan waligiis u hanqal taagin in Man United uu tababare u noqdo ka dib markii Sir Alex uu shaaciyay in uu ka tagay shaqada United , waxa uuna warkaan uu jawaab u yahay ka dib markii warar soo baxay sheegeen in Mourinho uu damac ka…