Home » Archives by category » Lifestyle

Timaha Oo Daata, Iyo Kacsi La`aan Ayay Siigada Keentaa

Share This Post

Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka. Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin: 1- Daal iyo tabardarri joogto ah 2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah 3- Timaha oo yaraadaan ama…

Ma Aaminsan Tahay In Isticmaalka Joogtada Internet-ka In Uu Saameyn Ku leeyahay Fir Fircoonida Kulanka Sariirta ?

Share This Post

Rayi aruurin ay sameeysay alcarabiya.com oo ku aadan joogteynta isticmaalka Laptop-ka ee Internet-ka ama taleefanada laga soo galo qadka ee sariirta lala tago in kaliya aysan yareyn saameynna ku yeelan hurdada ee sidoo kale saameyn weyn ay ku leedahay fir-foroonida kulanka sariirta ee labada lamaane . Rayi aruurintaan oo muddo…

Qaniinyada Timaada Inta Lagu Jiro Kulanka Sariirta Maxaa Sababa?

Share This Post

Haween badan ayaa inta raaxada lagu jiro waxa ay sameeyaan in ay qaniinaan ninka iyaga oo xilligaas aan ogeyn maxaa yeelay heerka ugu sareeya raaxada ayay mareysaa. Qaniinyada ayaa ah hab muujin oo ay haweenka ku muujinayaan heerka uu gaarsiisan yahay ku macaansiga ciyaarta isla markaana ninka uu siinayo darajo…

Arinta Ugu Daran Ee Haweenka Ku Keenta In Ay Ka Cararaan Sariirta !

Share This Post

Waxaa laga yaabaa in aad dareento in rabitaanka galmo ee ku aadan lamaanahaaga uu hoos u dhacay isla markaana aheyn qaabkii hore oo kaliya aad u sameyneyso in aad qanciso isaga . Ogoow kaligaa ma aha ee waxaa jira haween badan oo arintaan ka sheeganaya , waxaan warbxintaan ku soo…

Laptop-ka Ma Saartaa Jilbaha ? Heerka Shaqo Ee Sariirta Ayuu Saameyn Ku Leeyahay.

Share This Post

Baarayaal ayaa shaaca ka qaaday in ragga Internet-ka Wi-fi-ga ah u isticmaala Laptop-yada ee saarta bowadada ee u dhaw xubinta taranka ninka in taas ay yareneyso oo ay hoos u dhigeyso qadarka shahwada ayna wax yeeleneyso xaniinta. Waxaa la tilmaamay in shucaaca Electromagnetic ee ka so baxaya aalada Wireless Communication-ka…

Dhowr Arimood Oo Wiiqa Rabitaanka Haweeneyda Ee Sameynta Kulanka Naxariista .

Share This Post

In jir ahaan iyo nafsiyan diyaar u ahaato waxa ay qeyb ka yihiin in la helo xariir kulanka sariirta oo aad u sareeya , iyadoo mararka qaar ay haweeneyda weyso baahi ku aadan sameynta ciyaarta waaxana taasi sabab u noqon kara is badelada hormone ee ku dhaca Xilliga Uurka ama…

Afartaan Arin Haku Sameyn Kulanka Macaan Ee Sariirta, Ragga Kama Helaan Adna …

Share This Post

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay u baaha tahay galmo ay raacsan tahay dareemo naxariis iyo Romantic leh basle ninka waa uu ka duwa yahay , hadaba warbixintaan waxaan ku eegeynaa falalka ninka ka careysiiya oo ay haweeneyda sameyneyso marka sariirta la joogo ee il gaar ah isaga…

Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.

Share This Post

Ragg badan ayaa ciyaarta sariirta sameeya iyaga oo aan ka hor marin baashalin iyo xod xodasho ay u sameynayaan gabarta , taasina waxaa ka dhalaneysaa in haweeneydu dareento xanuun oo ka hor istaagaya in ay hesho macaanka ama gariirka galmada . Ninka uma baahna sdia haweeneyda baashaalin badan oo romansi…

Arimahaan Ninkaada Waxa Ay Ku Qasbayaan In Ciyaartada Sariirta Uu Naco.

Share This Post

Gabarayheey hadaad aragto si kadis ah in ninkaada uusan rabin kulankaada sariirta ama uusan kaa codsaneyn maskax yeelo is badelkaadaas adaa u sabab ah haddii arimaaan aad sameeyneyso , waxaana arimaha ninka ku qasbaya in uusan baahi u yeelan ciyaartaas ka mid ah . 1- In Haweeneyda ka cararto in…

Muhiimada Uu Coffee U Leeyahay In La Qaato Ka Hor Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane.

Share This Post

Baaritaano kala duwan oo ku aadan heerka uu gaarsiisan yahay faa`idada Coffee-ga iyo saameynta uu ku leeyahay kulanka macaan ee labada lamaane ayaa sheegaya in ay muhiim tahay in ka hor kulanka la qaato iyadoo ninka uu ka yeelayo mid foojigan oo uu jirkiisa fir fircoon yahay isla markaana ka…

Page 1 of 9123Next ›Last »