Wacan waa qeyb kale oo cusub oo qeyb ka ah SMS LOVE ama Farimo Jaceyl oo aan marba qeyb aynu ku eegno , xiligaan waxaan idin haynaa . Qaali qalbikeyga kama aadan maqnaan xitaa hal daqiiqo inkastoo aad iga fog tahay, balse ogaaw waad iiga dhaw dahay niyad ahaan garaaca…
Dareemaha qalbiga waxey u dhaqaaqaan codkiisa keliya,igama warhaayo xaalada aan ku suganahay,dadbaa igu yiraahdo waqtiga ayuu kugu dhameyeeyaa ee ka joog,laakin xitaa hadii aan talooyinka dadka qaadan lahaay,ma awoodo inaan ka fogaado, inkastoo aanan xamili karin kuleylka caashaqana,hadana marwalbo waan rajeynaa inuu isbedeli doono,Macquul ma tahay in qalbiga iyo maskaxdu…
-Ma Ogtahay Mararka Qaar Indhaheyga waxey Kamaseeraan Wadnaheyga, Maxaa yeelay mar Weliba wad Dhex Maquurataa Wadnaheyga, Indhaheygana Wad Kafogaataa Oo Aragaga Ma Arkaan Mararka Qaar. - Hadii Aad Kudhacdo WEBI Waa Macqul Doon In Lagugu Badbaadiyo Ama Shaqsi Kubadbaadshaa, Hadii Aad Kudhacdo CEEL Waa Macqul In Xarig Lagugu Badbaadiyo, Balse…
*Qalbigaa ku tebay hadii aanan saacado ku aragna waqtigu wuu ila dheeraadaa,dikaanka wadnaha wuxuu i noqdaa mid boobsiis ah marka aan hortaaganahay,ma hubo dareen nuucan ah inuu horey iisoo maray,laakin waxaan hubin karaa inaan kugu riyoodo dharaar iyo habeen,islamarkaana aan kuu riyaaqo Indhuhu wey kugu doogsadaan. * Malaga yaabaa in…
*Waxaad igu tahay qof qaas igu ah,waxaad tahay farxada nolosheyda ,Ma ogtahay macaane adiga la’aantaa nolosha jeexeedi inuu maqan yahay. *Tan iyo markaad nolosheyda ku soo biirtay waxaa buuxiyey farxad iyo xiiso,waan ku jeclahay in ka badan waxa dunida yaala. *Ii xusuusnaaw sidii ubax udgoon ee aan caraftiisa laga maarmeyn…
* Ereyadu ma sharixi karaan sida aan kuu dareemaayo,aniga xageyga jaceylkaaga waa waxa keliya oo runta ka ah,Maalina ma qaadan karo adigoo iga maqan,aniga qalbigeyga adiga ayaa degay waadna deganaan doontaa. * Waxaad tahay qofka aan dunida ka rabo,Waan ogahay waxaa jiro waqtiyo aan indhahaaga dheehdo,waxaan ka dhex arkaa mustaqbalkeyga…
* Aan kuu jeclaado si xad dhaaf ah laakiin ha u maleynin in ay iga tahay dabaalnimo weynaatay , si wacan u aqri oo hadana aqri waxa aan jeclahay in ay leedahay micno layaab leh oraahdaydu, markasto oo aad sugto ruux saacado yar waa is aaminaad, sug sanado yar waa…
*Haku fekerin inaan albaabka kuu sii taagnaado intaad ka imaaneyso illeyn adigaa fursadaad iska lumiyee,hana iga sugin inaan aamino jaceyl been abuur ah oo qayaano ku dhisan. * Kuuma xiisi doono marnaba,waana kaa saaray qalbigeyga iigu filan dhaawac intaad qalbigeyga u geystay. * Waan kaa saaray qalbigeyga,fekerkeyga iyo dhamaanba maskaxdeyda…
* Dareen hor leh qalbigaagaa oo aad usii garaacma, waxaad dareemeysaa markastoo aad i fiiriso waxaa ii sawirmeysa inaad igu mashquulsan tahay,islamarkaana aad i tebeyso waana ii dhimaneysaa waan ogahay. * Ma rabo inaad i dhahdo hadalo wareerinaayo qalbigeyga islamarkaana u sii kordhinaayo duufaanta caashaq igu filan inaad i dhahdo…
*Waxa aan dhex taaganahay wado cidlo ah , riyooyin jajabsan iyo fikiro aanan qaadan Karin dadyawgu waxa ay ii maleeyaan in aan fiicanahay laakiin anigaa is og oo si cad u dhimanaya . * Waxa aan rabaa markale in aan helo farxad ilbiriqsi kasto maxaa yeelay anigu waxa aan lataahayaa…