Home » Archives by category » Entertainment

Wiilal Xatooyo Ku Howlanaa Oo Arin Qosol Badan Ay Qabsatay.

Share This Post

Inaad adigoon u dan lahayn wacdo Lambar Telfoon waxay mar mar keentaa inuu kaa qabto Qofkii Telfoonka watay oo yara dhibsada Wicitaankaas ula-jeed la’aanta ah. Waxaase tan ka duwan kana halis badan arrinta ku dhacday Laba Wiil oo Ameerikaan ah. Wiilashan ayaa Tefloon ay si Qaldan u weceen iyagoo aan…

Mucjiso: Gabar Dhagaha Biyo Ka Cabeeysa !! (Maxay tahay Sheekadeedu?)

Share This Post

Muuqaal cajiib ah oo aan si fudud loo rumeysan karayn ayaa waxaa soo bandhigtay Gabadh Jaamacad dhigata, taas oo Biyaha ka cabeysa Dhagaha, si ka duwan sida Bani’aadamka caadiga ahi sameeyo oo ah in Afka un wax laga cabo. Warbaahino Ingariiska ku yaala ayaa wax ka qoray Sheekada Gabadhan, iyagoo…

Afar Cashar Oo Uu Kaliya Ku Baro Jacelka !! Iska Fiiri Hee

Share This Post

Gabaryaheey waxaa jira arimo badan aad ka baraneyso jaceylka ee il gaar ah u yeelo arimahaan aynu maanta alcarabiya.co isidn soo bandhigeyso. 1- Ma Haboona In Aad Ninka Jeclaato Oo Aad Naftaada Iloowdo : haweenka/ragga ayaa mararka qaar ilaawa naftooda marka uu ku dhaco jaceylka , kaliya waxa ay ka…

Fanaanada Amino Dhool Oo Nolosha Garoobnimada Ka Baxday , Yaa Guursaday ?

Share This Post

Fanaanada caanka ah Amina Cabdullaahi Cumar (dhool) ayaa la sheegay in shalay uu meherkeedu ka dhacay magaalada London ee dalka Britian. Amina Dhool ayaa gacaliyaheeda cusub magaciisa lagu soo koobay Mahdi.iyadoo aan war dheeri ah oo ku saabsan guurkeeda weli la soo bandhigin. Fanaanada Amina Dhool oo caan ku ah…

Ajaaniib Ka Kala Socota Afrika, Yurub iyo Eeshiya Oo Shaqo U Soo Doontay Muqdisho (Video)

Share This Post

Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegtay in 900 oo ajaaniib ah oo shaqo doon ah in ay ku sugan yihiin Muqdisho, kuwaasi oo howlo kala duwan u jooga magaalada. Waxayna Dowladda ay arintan ka soo saartay amaro adag oo ku socda ajaaniibta shaqo doonka ah ee ka yimaada dalalka Afrika,…

FIIRSO: Gaadiid Cusub Oo Cirka Iyo Dhulka Loo Wada Isticmaali Karo Waa Noocma Toloow?

Share This Post

Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in hal walax laga dhigo dhawr nooc haddaba waxaa hore loo yaqaanay diyaarad biyahana marta cirka ku duusha ee maanta waxaad arkaysaa diyaarad sida baabuurkana wadooyinka u maraysa hadhoowna diyaarad isu bedelaysa   Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Gaarigaas .   Share on Facebook…

5 jir Magan-galiyo Siyaasadeed Dalbanaya !! Yaab Yaabkiisa

Share This Post

Maxkamadda Maamulka ee Magaalada Dusseldorf oo Galbeedka Jarmalka ku taala ayaa heshay Codsi Magan-galiyo doon ah oo ka yimid Wiil 5 jir ah, kaas oo u dhashay Dalka Shiinaha. Wiilkan ayaa dalbanaya inuu la noolaado Aabihiis iyo Walaalkiis ka wayn oo Jarmalka jooga. Sidaasi waxaa lagasoo xigtay Qareenka Wiilka. Qareenku…

Bijaamo Caruurta Jiifinaysa Oo La Soo Saaray !! (Hal abuur cusub oo yaab leh)

Share This Post

Shirkad Mareykan ah ayaa soo saartay Bijaamo (Dhar lagu seexdo) oo ay Caruurtu xiranayaan marka ay jiifanayaan, dabadeedna iyada seexinayso Caruurtaas. Bijaamada waxaa lagu magacaabay Bijaamadii Caqliga badnayd, wxayna Caruurta loo xiro u aqrinaysaa Sheekooyin Cod dheer ah si ay u seexdaan. Tan waxaa aad uga carooday Aabayaal iyo Hooyooyin…

Film Soomaali Cusub Oo Si Casri Loo Habeeyay -Daawo Filmkaan

Share This Post

Filinkan Calaf oo ah sheeko ama filin 17 daqiiqo soconayo ayaa waxaa lagu dhigay dalka Sweden waxaana matalay dhalinyaro Soomali ah oo ku nool dalkaasi. Hadaba filinkani oo ah mid si casri ah loo sameeyay ayaa waxaa uu yahay mid qiso roomaansi ama jaceyl ah uu fikradiisa lahaa isla jilaa…

Muuqaal: Nin Cunadiisa Noqotay Cayayaanka Oo 5-kun Oo Xabo Liqay.

Share This Post

Barnaamij ka baxay TV laga leeyahay Mareykanka ayaa lagu muujiyay sheekada nin si adag ula qabsaday cunista cayayaanka , iyadoo ninkaas uu sheegay in uu cunay noocyada kala duwan ee cayayaanka oo gaaraya 5 kun oo nooc muddo 11-sano gudahood . Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa Ingirisika ayaa…

Page 1 of 8123Next ›Last »