Diiwaanka buuga loogu waqlalay JaCeyl ee isu keena aadanaha aduunka ku wada nool qofba meel ayuu kaga jiraa waloow isku damac iyo kala darajo la wada yahay, aqristoow isbuucaan waxaan barnaamijkeena qalinka waasuge ku daadihin doonaa jaceylka dhax mara dadka dhalyo wadaaga ah ee soomaaliyeed, waxa aan filayaa in waayadii…
Su’aal: waad salamantihiin mida kale suasha aan rabo waxay tahay aniga iyo ninkeyga isku dabci baa nahay marku xanaaqa waa ku xanaqaa ana markan xanaqo sidoo kale hadaba sidey ku sii socon kartaa nolosha markaliya dabku qabsanayo hadaba maxaa ku talin lahayden bahda khadiija isma necbin mana kala marano lakiin…
Su’aal: asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu after That greating walaalo yaal waxaan rabaa inaad fikir iga siisaan gabadh aanan arag aanan la hadlin inaan jacaylkayga u sheegto sideen ugu sheegan karaa amamba sideen ku soo jiidan karaa oo aan jacayl ugu beeri karaa gabrtas, Waa gabadh dabeecad Wanaagsan quruxna daa’imkii…
Qaybtii 26aad waxay inoo joogtay: Salma oo aad u dhuganaysay mataankeeday jeclayd ee Subeer deedan ku luqaysay heestii – Mar adoo iga dheerbaa, qalbigu kuu dhawaaqaa. Marna adiga oo dhow, Indhuhu kaa dhergayn. Mar anoo dhagi hurdada galay, Haasaawaha kula dhig dhigay, Sidaad iigu dheertahay, ma ruuxaan kula dhigaa jira.…
Qaybtii 25aad waxay inoo joogtay: Subeer oo si adag wakhtigaa telefonka kula hadlay Salma waayo xalay oo dhanbuu soo jeeday in ku dhow saacad iyo badhna wuxu la hadlayay Salma markaa maba oga inta badan hadalada uu odhanayo, ”Salma miyaad I nacday ma go’aan baad keligaa gaadhay, ka dibna telefonekii…
Qaybtii 24aad Waxay inoo joogtay Subeer iyo Hodan oo Hotel ka wada cashaynaya oo ay u socoto heestani: Dawadii naftaydaay, Dumar taan ka doortaay, Sow inaan ku daawado, Dal dheer ugama soo tagin, Dumar ha igu noqonine, Sidaan kaaga daba dhacay, Inaad ii daryeeshaa…. Qaybtii 25aad Iyagoo dhagaysanaya heesta Hodana…
Gabar Soomali ah oo magaceeda iyo Magaalada ay ku nooshahay aanan soo bandhigaynin si aan u xafidno Marxaladaha u gaar ah, balse si guud aan u sheegayno in ay ka mid tahay gabdhah ku dhaqan Dalka Holland ayaa waxaa la soo gudboonaaday arrin mugdi galisay nolosheeda kadib markii wiil yar…
Qaybtii 23aad Waxay inoo joogtay Salma oo Dhegaysanaysa heestii Sirmaqabe Raxmaanoow, Adigaa u sahanoo, Waxba maan samaynine, Haday samadu furan tahay, Suuradaha quraankiyo, Saligaan u diriyaa, Inaan kaan sugaayay, Sidaan ahay u sheegaan, Sahwi iyo daraadii, Salsal iyo saaciyo abaar, Kala saari waayoo, Siday noqonba mooyee. Qaybtii 24aad Subeer inkasta…
Qaybtii 22aad Waxay inoo joogtay Subeer iyo Salma oo jooga hotel oo murmaya, Wakhtiga ay murmayaan ama ay is haystaan waxa hudheelka ka socota hees jacayl ah oo talantaali ay u qaadaan labada fanaan ee kala Khadra Daahir & Axmed Cali Cigaal taas oo ahy - Haddii aan ku baday…
Tan & Markii aan qalinka u qaadanay soo bandhigada qisooyinka fara badan ee soo marey bah weynteena soomaaliyeed ee faraha badan waxaa inoo suura galay inaan la kulano qisooyin dhaxal gal ah ku waas oo qof waliba ka dhaxli karo faa,idooyin macquul ah, ama lagaba yaabo inuu adiga daawo kuu…
© 2013, ↑ alcarabiya.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes