Home » Archives by category » Talooyin Jaceyl

Macquul Ma Tahay? Qof Aan La kulmin Lana Hadal Ayaan Rabaa In Aan Mustaqbal Ka Raadiyo

Share This Post

Su’aal: asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu after That greating walaalo yaal waxaan rabaa inaad fikir iga siisaan gabadh aanan arag aanan la hadlin inaan jacaylkayga u sheegto sideen ugu sheegan karaa amamba sideen ku soo jiidan karaa oo aan jacayl ugu beeri karaa gabrtas, Waa gabadh dabeecad Wanaagsan quruxna daa’imkii…

Arimahaan Hadaad Gacaliyahaaga Ku Aragto Hurdada Ka Kac Is Badel Ayaa Ku Yimid Jaceylkii.

Share This Post

Xiriirka kaala dhexeeyo gacaliyahaaga wuxuu ku socdaa gabaabsi mana noqon mid daaha waqti dheer marka hadii qofka lamaankaaga uu joojiyo inuu hor u socodsiiyo qalbi furnaantii iyo kalsoonidii idiin dhextiilay,sidaa daraadeed inta uu xaalku faraha ka bixin ee uusan wiishku kugu yeerin fadlan isgaro. Waqti kuuma haayo: hadii aad aragto…

Wallee In Aadan Niyadeeda Waligaa Ka Baxeyn Hadaad Sidaan U Sameyso Ninyahoow.

Share This Post

Xilliyada xiisaha iyo soo jiidashada badanaa dhalinyarada ama raga aan iraahdee waxey dadaal xoogan u galaan sidey u soo jiidan lahaayeen gabadha ay ishoodu ka heshay, mid walbana wuxuu ku dadaalaa talaabooyin uu isleeyahay waad ku soo jiidan kartaa qoftaas, midbaa baabuur qurux badan soo qaata ama lebis qurux badan…

Alle Ragga Qaarkii Xumaa “Aawadii Ayaan Uga Go`ay Dadkeeygii Isagana Si Fudud Ayuu Ii Furey”.

Share This Post

Waa Qeyb ka mid nolosha cadaalad darada ah ee ka dhax jirta dadka iyo dalka soomaaliyeed waxaana isbucaan ku soo qadan doona hadii Allaha awooda sare lehi ogolado Cutub ka mid ah nolosha hoyo mulki. “Aqriste QiSadaan I Degan U AQri Una DuCey Hooyadaan Soomaaliyeed Ee Laga Gar Daran Yahay”.…

Gabaryaheey Arimahaan Jaceylka Uu Kuu Qabo Ayay Kordhinayaan Ee Fadlan Sameey.

Share This Post

Gabar yahay hadii aad doonayso in uu kujeclaado ninkaaga Muslimka ah oo xalaasha kugu qaba la imow airman soo socda: Allah ka cabso, oo wuxuu ku amray oo dhan la imow Sunada nabi muxamad salalahu calayhi wasalam qabso. Iska ilaali xanta, cayda, isku dirka, is qaawinta markii aad banaanka marayso.…

Jaceylkaada Makala Fog Tihiin ? Habkaan Waxa Uu Idin Muujinayaa In Aad Isla Joogtaan Oo Kale.

Share This Post

Waxaa suura gal ah in jaceylkaada kala fog tihiin hadana kala fogaantaas kama yeeleyso jaceylkiina mid dhamaanaya . Waxaan ku haynaa talo jaceylkaada ugu muujin karto sida aad u daneyneyso oo uu kaaga maqan yahay/maqan tahay ee habkaan raac . 1- Buug U Qor : waa habka ugu wanaagsan ee…

Fariin Qalbi Dhaawacan :Laga Yaabee In Aad I Iloowday , Xasuustaada Iga Saartay, Balse Aniga Waxaan Taaganahay….

Share This Post

* Laga yaabee inaad i iloowday oo aad xusuustaada iga saartay ,macquul inaad nolol cusub bilowday laakin aniga weli waxaan taaganahay wadadii aad iiga dhaqaaqday. * Waxa ugu dhibka badan ee soo mara xiriirka mucaashiqiinta waa marka ay bilaabato kala feejignaan iyo dib u gurasho marka ay timaado markaas waxaad…

Ciil Badanaa , Ma Anaa Nasiib Xun ! Mar Waliba Nin Xun Ayaa Igu Soo Aadaa.

Share This Post

Su’aal: waxaan la yabay arin igu dhacday wax badan waxaan ahay gabar somaliyed oo jecel inaay ku dhaqanto diinta islamka in kastona wax sas u badan ka aqon diinta oo an ahayn gabar wadaad ah hadan ma jeceli inaan ku xadgudbo wixii Alle ( swt) i amray intaan ka aqaan…

Gabar Guur Qarka U Saaran Ma Tahay ? Talo Kal Iyo Laab Ah Ayaan Ku Haynaa

Share This Post

Gabar walba way wareertaa markay rabto inay guursato, oo waxaa ku adkaada go`aanka guurka. Waxayna ka baqdaa inay ka shalayso oo ninku noqon waayo ninkii ku haboonaa. gabar walba oo muslimad ahi markay rabto inay guursato ama la soo doono, waxay samayn kartaa arimahan soo socda ee aad iyo aad…

Haka Xasdin Taladaada ,Qaali:- Wax Dhib Ah Oo Na Dhex Maray Ma Jiraan, Hadana Markaan Waco Telka Igama Qabanayo

Share This Post

Ila Tali:- A/s Marka Hore Waan Ku Salamay Tala Celiye xaaji tahriib iyo ka howlgala yasha wabsetka Al-carabiya.com Salaan ka dib magaceygu waa Qaali abdi waxaan ku nolahay wadanka Holland waxaa igu kalifay in aan cabashadeyda kusoo ban dhigto arin yar oo nolasheyda ku so korortay horayna waxaa lo yiri…

Page 1 of 14123Next ›Last »