alcarabiya.com

Fanaanada Amino Dhool Oo Nolosha Garoobnimada Ka Baxday , Yaa Guursaday ?
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4254" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Dhool

Fanaanada caanka ah Amina Cabdullaahi Cumar (dhool) ayaa la sheegay in shalay uu meherkeedu ka dhacay magaalada London ee dalka Britian.

Amina Dhool ayaa gacaliyaheeda cusub magaciisa lagu soo koobay Mahdi.iyadoo aan war dheeri ah oo ku saabsan guurkeeda weli la soo bandhigin.

Fanaanada Amina Dhool oo caan ku ah cod u gaar ah iyo ciyaar qurux badan ayaa leh taageerayaal aad u fara badan oo dunida dacaladeeda ku nool,kasokow guurkeedan cusub fanaanada waxey leedahay dhowr carruur ah oo ay u dhashay fanaanka caanka ah Maxamed Axmed Kuluc, halkaas oo uu ka raacay magaca Amina Kuluc.

Hadaba bahda filmsheeg.com oo isku duuban waxaan hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga direynaa fanaanada iyo gacaliyaheeda waxaana leenahay isku waara, guurkii lagu nasto lagu nagaado.

Xigasho: filmsheeg

Fardowsa Maxamed Cabdulle

fardowsatina@yahoo.com

Share on Facebook

Golaha Garsoorayaasha Talyaaniga Oo Digniin U Diray Mario Balotelli .
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4250" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Ka dib markii Mario Balotelli uu ku goodiyay in garoonka uu ka baxayo haddii uu maqlo ku dhawaaqidda erayo cunsurinimo mar kale ayay golaha garsoorayaasha Talyaaniga ugu digeen laacibka in ciyaarta laga erin doono .

Wareysi uu dhawaan siiyay CNN ayuu laacibkaan Milan ee Balotelli ku goodiyay in garoonka uu ka baxayo hadii mar kale la jinsi faquuqo iyadoo warkaas uu ka dambeeyay ka dib markii kulankii Roma ee todobaadkii hore lagula kacay cunsurinimo taas oo keentay in laba daqiiqo ciyaarta la joojiyo.

Madaxa golahaas garsoorayaasha Talyaaniga (AIA) Marcello Nicchi ayaa yiri ” Waxaa garoonka ka jira sharciyo , garsoosarayasha waxa ay ku qasban yihiin in ciyaarta joojiyaan fariin codna loo diro kuwo kicinaya dhibka haddii ay sii socdaan waxaa la joojinayaa dhamaan ciyaarta”.

Marcello Nicchi waxa uu intaa ku daray ” qof waliba xor ayuu u yahay in uu muujiyo fikirkiisa sida ay ula muuqaneyso balse dhab ahaantii waxaa jira sharciyo”.

Mar uu ka jawaabayay hadalkii ka soo yeeray Balotelli ayuu Marcello Nicchi yiri ” haddii laacibka uu ka baxo garoonka isaga oo aan u sheegin garsooraha waxaa laga erinayaa ciyaarta , balse waxaan rajeynayaa in taasi aysan dhicin maxaa yeelay guul darro ayay u tahay sharciga iyo dhamaan dadka ku shaqada leh “.

Share on Facebook

Arimahaan Hadaad Gacaliyahaaga Ku Aragto Hurdada Ka Kac Is Badel Ayaa Ku Yimid Jaceylkii.
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4247" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Xiriirka kaala dhexeeyo gacaliyahaaga wuxuu ku socdaa gabaabsi mana noqon mid daaha waqti dheer marka hadii qofka lamaankaaga uu joojiyo inuu hor u socodsiiyo qalbi furnaantii iyo kalsoonidii idiin dhextiilay,sidaa daraadeed inta uu xaalku faraha ka bixin ee uusan wiishku kugu yeerin fadlan isgaro.

Waqti kuuma haayo: hadii aad aragto inuu marwalbo mashquulsan yahay xitaa hadii uusan wax shaqo ah laheyn uu raadinaayo meel uu madaxa la galo,hadii aad aragto inuu jecel yahay waqtigiisa inuu ku dhameeyo daawashada Tvga,internetka ama mobilekiisa ogow wuxuu qorsheynooyaa inuu kaa fogaado.

Hadii uu bilaabo inuu kugu eedeeyo ama marwalbo uu kugula murmo xitaa waxyaabo aad u yar

ee aan macno ku fadhin oo si sahlan loo sixi karo ama leysku fahansiin karo. ku xisaabtan wuxuu qiil u raadinooyaa wadadii uu xiriirkiinu qalqal ku geli lahaa.

Ma ilaaliyo balamada iyo xeerarka caadiga ah ee idiin degsan: wuxuu jebiyaa balamadii aad dhigateen isagoo si isdebejoog ah ugu soo celceliyo inuu ku tunto heshiisyadii idin dhexyaalay ogow kama fekeraayo dareenkaaga wuxuuna u sameynaayaa arimahaas oo dhan si ku talogal ah waana inaad garwaaqsataa hadii uu mar dareenku dhinto waxaa fiican inaad sida ugu dhaqsiyaha badan usoo gebegabeyso qofkaas sheekadiisa.

Ninka badanaa waqtigiisa meel kale jecel inuu ku qaato iskana dhiga sida qof mashquul ah ama cudurdaaro xaddhaaf ah sameeynaayo wuxuu yimaadaa guriga habeenkii waqti dambe. waa inaad tustaa inuu xiriirkaas wax ka dhiman yahay oo aadan iska indhotirin inuu adiga uu kuula dan leeyahay inaad dareento hadimooyinka uu kula damacsan yahay.

Hadii ninkaagu uu keligiis qorsheynaayo inuu safaro ama dalxiis ah keligiis ama saaxiibadiis u raacaayo oo uu ka cudurdaaranaayo inuu kaa qeybgelineynin adiga ku talogal in arintaasi aaney ishaaro fiican aheyn.

Saaxiibada iyo ehelka ninkaaga/gacaliyahaaga waxey horey u jeclaayeen inaad marwalbo ahaatiin dad isku dhow, alcarabiyacom, waxeyna si lama filaan ah u bilaabeen iney kaa gaabsadaan ama hadalo hoose isugu dhiibaan markaad sii jeesato ogow markaasi xaalku ma fiicno.

Ninkaaga ama gacaliyahaaga ma bilaabay balwado ama dabeecado aadan horey ugu aqoon ama aanan noloshiisa hore uga mid aheyn,islamarkaana hareysay waqtigiisa oo dhan marka waad hubtaa in uu isku dayaayo inuu kaa fogaado,islamarkaana uu la gaabsanaayo sidii uu si cad kuugu soo bandhigi lahaa isbedelkaas ku yimid, fasaxaas uu iskiis isku siiyey waxey kuu tilmaamaysaa inuu ku leeyahay waa noo kala dhamaatay ee fadhiga ka kac inta aanu ixtiraamka dhamaan oo wejigabax aadan ka qaadin.

W/Q Fardowsatina@yahoo.com

fardowsatina@yahoo.com

Share on Facebook

Timaha Oo Daata, Iyo Kacsi La`aan Ayay Siigada Keentaa
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4243" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.

Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin:

1- Daal iyo tabardarri joogto ah

2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah

3- Timaha oo yaraadaan ama daataan

4- Kacsi la’aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)

5- Aragga oo caad yeesho

6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna

7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta.

8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.

9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano “Semen leakage” oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin.

10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la’aanta.

Share on Facebook

Ajaaniib Ka Kala Socota Afrika, Yurub iyo Eeshiya Oo Shaqo U Soo Doontay Muqdisho (Video)
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4240" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegtay in 900 oo ajaaniib ah oo shaqo doon ah in ay ku sugan yihiin Muqdisho, kuwaasi oo howlo kala duwan u jooga magaalada.

Waxayna Dowladda ay arintan ka soo saartay amaro adag oo ku socda ajaaniibta shaqo doonka ah ee ka yimaada dalalka Afrika, Yurub iyo Eeshiya.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Dowlada Ay Digniinta Ku Soo Saartay

Share on Facebook

FIIRSO: Gaadiid Cusub Oo Cirka Iyo Dhulka Loo Wada Isticmaali Karo Waa Noocma Toloow?
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4235" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Waa horumar cajiiba oo Tiknoolajiyada laga gaaray in hal walax laga dhigo dhawr nooc haddaba waxaa hore loo yaqaanay diyaarad biyahana marta cirka ku duusha ee maanta waxaad arkaysaa diyaarad sida baabuurkana wadooyinka u maraysa hadhoowna diyaarad isu bedelaysa

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Gaarigaas .

Share on Facebook

Wallee In Aadan Niyadeeda Waligaa Ka Baxeyn Hadaad Sidaan U Sameyso Ninyahoow.
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4226" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Xilliyada xiisaha iyo soo jiidashada badanaa dhalinyarada ama raga aan iraahdee waxey dadaal xoogan u galaan sidey u soo jiidan lahaayeen gabadha ay ishoodu ka heshay, mid walbana wuxuu ku dadaalaa talaabooyin uu isleeyahay waad ku soo jiidan kartaa qoftaas, midbaa baabuur qurux badan soo qaata ama lebis qurux badan isugu roonaada, xariif kalana wuxuu isticmaalaa jeebkiisa oo wuxuu aaminsan yahay in lacagtiisa uu lacag ku jeceyl ku bedelan karo, hadaba aan idiin siiyo talaabooyin aad u fudud oo aad ku soo jiidan karto gacalisadaada.

Xushmad :bini aadamka sidiisuba waa u dhego nugul yahay qofka xushmeeya ee dhageysta ka koobiya waxa uu dareemaayo ama uu ka cabanaayo haweenkuna hadii ay ka helaan xushmad dheeri ah raggooda madaxa korkiisa ayey saartaa. Marwalba ula dhaqan sida qof caaqil ah camal marka aad la macaamileyso gabadha aad jeceshay.

Dareen leh Maad/Kaftan: Haweenka badankood aad ayey u jecel yihiin ninka kaftanka badan ee ku dheereeya madadaalada oo marka aad kulantiiba ku ilowsiinaayo waqtiga, waxaana la sheegay hadii aad ka qoslisiin taqaano haweenka waad hanan kartaa qalbigeeda, ha noqon qof marax ku ah kulamada shukaansiga hadii aad rabto inaad iska dhex aragto qalbiga gacalisadaada.

Garaad leh: Muuqaalka qurxan oo keliya kuuma fududeyn karto inaad hesho gaarida haween, waayo haweenku ma jecla nin doqon ah oo aragtidiisu gaaban tahay.

Haweenka aad ayey uga helaan ninka kartida leh ee caaqilka ah, marka ha ku dhaqmi saaxiibtaa horteed inaad weli tahay qalbi carruureed ama kaftamo doqonimo ah, isku day inaad marwalbo ku xisaabtanto qofka aad xiiseyno heerka ay mushtamaca kaga jirto.

Kalsoonida: waa arin ay haweenka badankood qiimeeyaan qofka isku kalsoon ee yaqaano waxa uu rabo ee aanan la gamban wuxuu damacsan yahay,hadii aad tahay qof isku kalsoon ogow waxaad nasiib u leeahay inaad hanato kalsoonida gabadha aad jeceshay,waayo haweenku ma dareeyaan raga hortooda daciifka ka ah ee aanan go’aano ku saabsan noloshooda qaadan Karin ama marwalbo talooyin ka soo qaata dad kale.

Masuuliyada: Haween badan aad ayey isugu dilaan raga masuuliyadooda aanan ka gamban, hadii aad tahay qof shaqeeya ee ku tunta lacagaha uu kasbado ama aad tahay mid qeyru masuul ah ee aan aduunkaba ka warheyn ee ku kor nool waalidkiis ama ehelkiisa ama aaminsan cideyda ayaa lacag heysata ee maxaan isku dhibaa ogow waxaad wadataa ceebaha ugu adage ee ay dumarku kugu liidi karaan, alcarabiya waxa ay ku leedahay Noqo qof isku filan oo kasban kara noloshiisa una halgan sidii aad u soo dhacsan laheyd baahidaada nolosha, ka shaqeey naftaada ahmiyadna sii xirfadaada si aad u noqoto nin dhameystiran, kadib waxaad noqoneysaa naag walbo dooqeeda.

Halyeey: hadii aad tahay fulay orod dheer oo aan wajihi Karin dhibaatooyinka nolosha aduunka yaala waxaan ka xumahay inaan ku iraahdo dumarka xagooda waad ka qaday,hadii ay nasiibkaaga noqotana waxaad ku nooshahay kalsooni daro iyo yasmo. Side ku rabtaa in ay xaaskaaga ama gacalisadaada nafteeda kugu aaminto hadii aadan ka difaaci Karin culeysyada mustaqbalka imaan kara. U dhaqan sida geesi.

Deeqsi: Ma tahay qof deeqsi ah oo aan gacantiisa dun iyo cirbid lagu tolin? Dhaqanka naxariistinimo wuxuu dhaqaajiyaa qalbiyada, alcarabiya waxa ay ku leedahay marwalbo u dhaqan si deeqsinmo ah qof walbo oo agagaarkaaga ku nool. Haweenku aad ayey u jece yihiin raga qalbigooda weyn yahay ee dareema dhibaatooyinka dadka kale qabaan.

Hadii aad tilaabooyinkaan si taxadir leh aad u sameyso waxey kuu fureysaa qalbiyada haweenka aad jeceshahay inaad mustaqbal la wadaagto.

W/Q Fardowsa Maxamed Cabdulle

fardowsatina@yahoo.com

Dhanka Facebook Halkaan Kala Xariir Qoraaga.

Share on Facebook

Fariin Calaacal Ah : Waxaan Saadaaliyaa Maalintii Aan Kulmi Laheyn Si Kasto Oo Ay U Fogtahay
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4221" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Kaliya Muujin

Dhulka meesha aad uga nooshahay waan ka jeclahay dunida inteeda kale, waayo waxaan kaa dugaashadaa ruuxdaada,waqtiyada wey isbedelaan laakin jaceylkaaga weli waa sidiisii inuu sii kordha maahee waxba iskama dhimin weli.

Maalmuhu waa mugdi hadii aadan ka muuqan agagaarkeyga oo aadan iigu deeqin dhoolacadeyntaada.

Dareenka caashaq ee aan kuu qabo waa mid qoto dheer oo salka ku hayo aragtiyo isku gudbiyey fariin,qalbiyo anagoo aanan dareemin isla hadlay. Waan kaa helay ma’ahan keliya in muuqaalkaaga i deeqay ee waa in aanan nolosheyda kuu hibeeyey.

Waxaad gacanta ku sidataa furaha laga xukumo qalbigeyga adiga ayaana u qalma inaan kugu aamino jaceylka aan baaxad laheyna,alcarabiya.com, Daacadnimada iyo kalsoonida ayaa aasaas u ah hogaanka xiriirkasto waxaana kaa rajeyn doonaa inaad rumeyso riyada wadajirkeena.

Waxaan saadaaliyaa maalintii aan kulmi laheyn si kasto oo ay u fogtahay waan hubaa inaaney nafteyda xamili doonto maalintaas xuska mudan. Ogowna waan ku jeclaan doonaa inta naftu aan qabo.

W/Q Fardowsa Maxamed Cabdulle

fardowsatina@yahoo.com

Dhanka Facebook Halkaan Kala Xariir Qoraaga

Share on Facebook

Alle Ragga Qaarkii Xumaa “Aawadii Ayaan Uga Go`ay Dadkeeygii Isagana Si Fudud Ayuu Ii Furey”.
<fb:like href="http://alcarabiya.com/?p=4217" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Qof Dhiban

Waa Qeyb ka mid nolosha cadaalad darada ah ee ka dhax jirta dadka iyo dalka soomaaliyeed waxaana isbucaan ku soo qadan doona hadii Allaha awooda sare lehi ogolado Cutub ka mid ah nolosha hoyo mulki.

“Aqriste QiSadaan I Degan U AQri Una DuCey Hooyadaan Soomaaliyeed Ee Laga Gar Daran Yahay”. !!

Tan iyo markii aan ka mid noqdey gabadha aan xariirka wanaagsan la laheyn reerkooda sababtuna aheed in aan soo raacay nin aan la ii ogoleeyn nolosheeydu waxa aay aaminsaneed ugu yaraan ineey kaalin door leh ka qaadan karto jaceylka dhabta ah ee dunida ka jiro waxaana ahaa mid u diyaar u ah xalinta qilaaf ee ina soo dhax galay aniga iyo waalidkeey, laakin waxaa si lama filaan ah waran iigu noqdey qofkii aan intaas oo dhan u sameeyey oo aan is lahaa ku naso, kuna dhameeyso nolosha aduun hadiiba jaceyl laga dhaxlo guul.

Markii aan soo raacayey waan ogaa inuu yahay shaqsi sabool ah oo waxaan rabay inaan halkaa kala amba qaado nolosha oo aan si daacadnimo leh ku wada noolaano aniga oo heegan buuxa ugu jirey sidii aan wax uga badali laheyn nolosheena faqrinimo aan dhaxdeeda ahaaney, waxaana aheyn kuwa sidaa ku bahoobey.

Xiiso iyo xunbo geylba way dhacaane noloshii cusbeed waan ka baxnay oo waxaan noqoney reer tarma oo Rabbi siiyey ubad xalaal ah oo qeyr qabba, waxaana mar kale aheyn kuwa ka guul gaaro sahankii nolosha, waa hubaal inaan shaqsiyan dhax maquuranayey noloshii aan aduunka ka sugaayey maanta oo kalena waxa aay ii aheed lama iloobaan, qurux badanaa marka qoys wada nool hadana jaceyl dhab ah kuwada hoos jira.

Dhal dhalaalkeygii nolosha iyo quruxdeeydii waxa aay noqotaa mid aan sidii hore ahayn waayo waxa aan noqdey hooyo soomaaliyeed waxaanan mar kale loolan ugu jiraa sidaa aan u badin lahaa ubadkeena iyo qoyskeena, laakin waa sidee hamiga zeygeeyga iyo sida uu iga damacsan yahay asga mase ka siman nahay qalbiga iyo guulaha aduun sida aan ku wada gaari laheyn mase asagana qorsho u gaar ayuu ila damacsanaa.

Waxaan waayey farxadii iyo dhoola cadeyntii guud waxaanan dhax galay mawjado bilacsi ah oo su,aalo iyo jawaab ku ekaa waxaanan noqonay kuwa mar kasta la moqfid iyo mabda ah ilaa uu gaaray inuu mararka qaar ii gacan qaado, ama iii quura hadalkiisa guracan iyo weedho aanan haatan awoodin qoraalkooda.

Shaki kuma jiro inaan ahay dharagii ka gubtey labada dhinac waayo waalidkeey isma haayno shaqsigii aan madaxiisa u sameeyey facilkaana waaaka saaka sidaan ii galay, waxaan ku qasbanahay inaan wax aksta oo ila soo gudboonaado qarsado waayo ma aysan jirin cid aan u bandhigan karo oo Alle Swt aheyn asaga ayaana wax kasta ogaa, waxaan islahaa bari bey si uun noqon, saadan buu wax kale qaban, wuu imaane sii jooog.

Wax kastaahi waa ay kasii darayaan subaxii eebe keenaba su,aal baa I daba taagan waxaana meesha ka sii baxay damacii iyo dareenkii aan xaqa u lahaa anigoo noqdey qof aananba war loo hayn, waan isi su,aalaa oo had iyo jeer is waydiiyaa maxaad ka haleysay walaalka ahnaa ninkaada hadana wax jawaab ah ma helo waayo wax aan sameeyey ayaanba jirin, sidaa ayaana ku dhalay cunigii labaad oo reerkaana kusoo kordha alx.

Laakin is badalada aan dareemey ayey ka mid aheed marka uu dhashay wiilkaan iyo kii hore qaabka iyo nolosha aan ku kale jirey aqristoow xataa waxaan waayey qof ii maciina oo iga war qaba aniga iyo kartida eebe ii dhaliyey ayaanan oga soo baxay umashii oo aan reerkeeygana uga war qabay waana qeybtii ugu arxan darada badneed ee nolosha aan kala soo kulmey, waxaana I baday shaqsigii aan aawadii waalidkey uga tagay.

Waxaan gaaray heer aan laa I jawaabin aan la ii tix galin codsigeeyga lagana yaabo inaanba wax la ila cunin meelna la ila joogin inta badan, bal aan is weydiiye maxauu sidaan oodhan iigu cinqaabaya oo aaan ku muteesan karaa, waan waayey wax jawaab ah oo aan qalad yar uga galay, laakin qofkii dantiisa gaara ayaaba aduunyadu dawaaftsataa oo waxuu dhax galay bad weyn asagoo haatana iloobaya ilmahii uiu dhalay iskaba daa, anigiiye, wax kasta oo aan isku dayeyna iima suura galin inaan dib u kaabo una soo celiyo farxadii iyo wada noolaashadii labadeena waayo aad beey u adag tahay inaad dib u hesho qof kaa gaaray go,aan buuxa.

Waa xili galab ah oo ana kaligeey dhax fadhiyo qolka waxaanan cinqaabaya maskaxdeyda si aan uga soo saaro qaladka aay ka gashay ninkeeda, waxaana ku waayey wax danbi ah oo ii soo baxo, ka dib waxaa soo galay asaga oo waliba hadal fool ka horeeya waxaan ku iri aboowe waa ikanaa, waxuuna ii sheegey inaan uso baxo banaanka markii aan imid darsadana waxa la socota labo wiil oo dhalin yaro aheed isla markaana aay saaxiibo ahaayeen, waxuuna igu yidhi laga bilaabo maanta waxaan doonayaa inaan walaalo noqo taas oo macnaheedua aha inuu rabo inuu I furo, waaan isla jareeyey waayo ma aanan filaneyn marnba anoo dhibka ogeed ku jirey xataa go,aankaan deg dega ah, halkii ayuuna igu furey oo iiga sii dhaqaaqay waxuuna igu yiri.

Waxaan ahay safar oo waan tagayaa hadaba hadii aad iska baxin karto kirada gurigana waa adiga hadii kale ilamaha iigu geey waalidkeey adiga aad waalidkaa, wax jawaab ahna igama uusan sugine wuu sii dhaqaaqey.

Nabsi Laba Galaafsado, Asoo Dibada Kaa Yaale,

Dukaan Lagama IibSado, Sidii Shey Marka Dihane,

Waa Laga Danbeeyaa Intuu DaaQad Kaa Furane

“Waxaan Dib Ugu Laabtay Sariirtii Cilada Badneed waxaana ku duceeystay hadba dhankii wanaagsan waxa lagaba yaaba in sidaan uu qeyrku iigu jirey aniga bal asagana aan fiiriyo halka uu saanta dhigi doono waxu waa aduunyoo ileen aayo malahane, xanuun waxaa u daran midka sida lama filaanka ah kuugu dhaca. !!

Intaa Waxaa Inoogu Dhamaadey Qeybtii Naga Soo Gaadhey QiSadii “Hooyo Mulki” Inta Aan Ku Kulmi Doono Mid La Mid Ah Qisadaaana Waa Ismail Abdi Aden “WaaSuge” Oo Idin Wada Leh NabaaDiino. !!

Dhaxalka QiSada: Hooyo Mulki,

Qalinkii :Ismail Abdi Aden “WaaSuge

Shimali02@hotmail.Com

+27710166233

Share on Facebook

Markastaba waxbaa cusub: Bidaarta oo dawo fudud loo helay
<fb:like href="http://warqabad.com/?p=2285" send="false" layout="button_count" width="450" show_faces="false" font=""></fb:like>

Inta aad dulsaaran tahay dunidaan waa lagama maarmaan in wax ku dheeygag geliyaa aad la kulmeeyso waxeey socotaba maantana waxaan kuu hayaa in aan ku iraa waxaa la helay dawadii ku habooneeys bidaarta maadaama dad badan ku haayso wel wel iyo walaahoow.

Share on Facebook