Home » Arimaha Qoyska » Ninkeyga Waa Neerfoose!! Alcarabiya Xal Fudud Ku Haysa Adna .

Ninkeyga Waa Neerfoose!! Alcarabiya Xal Fudud Ku Haysa Adna .

Hadii ninkaada yahay neerfoose waxaa kuula gudboon in habkaan aad ula dhaqanto , waana hubaal in si degan aad uga baad baadeyso neerfoosnimadiisa ee qaado taladaan .

 
1- aamusnaanta waa wadada wax ku oolka ah ee aad kula tacaamuli kartid ninkaada marka uu careysan yahay , maxaa yeelay hadaad cod ka hor geysid ama fal celis kale waxa ay sii hurineysaa xanaaqiisa.

 

2- Maxaa ku diidaya in koob caano ah oo qaboow ah u keentid marka qaylada uu joojiyo waayo neerfaha ayaa u degaya .
3- Hadii uu doonayo in aad u jawaabto kaliya ugu jawaab in uu ku saxan yahay xanaaqiisa ayna muhiim tahay in uu is dajiyo adiga oo markaas ilaalineysid caafimaadkiisa .

 

4- Maxaad uga faa`ideysan la dahay marka uu degan yahay in aad ka codsato in uu yareeyo neerfoosnimada , una sheeg in qalbi nadiif ah leeyahay nin wanaagsnna yahay balse xooga yar oo neerfoosanimo ah ay jirto.

 
5-U sheeg oo dareensii in adiga tahay qofka kaliya ee uu ku nasto kuna sii daayo caburkisa , hubaal talooyinkaan alcarabiya wax weyn ayaad ka dareemeysaa gabaryaheey ee aado.

Xaquuqda Qoraalka Alcarabiya U Dhowrsan Tahay Fadlan Hadaad Qaadaneysa Xus Xigashada Alcarabiya.com

Osman Fantastic

Alcarabiya Editor Team

 

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Ninkeyga Waa Neerfoose!! Alcarabiya Xal Fudud Ku Haysa Adna .

  1. shari Reply

    January 1, 2013 at 9:11

    wlhi waa talo aniga aya khatay anigo furin qarka usaran hadana waxan ahay xaskiisa uu aad u jeclyahay

  2. ali Reply

    December 27, 2012 at 9:11

    mahadsanid alcarbiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>