Home » Entertainment » Kareena Kapoor Oo Go`aansatay In Ay Islaamto .

Kareena Kapoor Oo Go`aansatay In Ay Islaamto .

Mid ka mid ah Jilayaasha ugu sareeya uguna caansan ee dalka India kana tirsan qoyska Kapoor, waa gabadhii caanka ah Kareena Kapoor ayaaa go’aan ku gaartay inay Islaamto oo ay muslimiinta caalamka ka mid noqoto, kadib markii ay xiriir guur la yeelatay jilaaga Caanka ah ee Siaf Ali Khan. Saif Ali Khan, waxa uu ka tirsanyahay qoyska reer Pataudi Nawab oo can ka ah dalka India.

 

Sida laga soo xigtay qoyska reer Kapoor, in badan oo ka mid ah xubnaha Bolly-wood ayaa arintaas caro ka muujiyay isku dayga ay Kareena Kapoor ku doonayso inay ku Islaamto.
Saif Ali Khan ayaa ku qal qaaliyay Kareena inay raacdo dhabihii ay hooyadii raacday, Sharmila Tagore, taas oo Islaamtay kadib markii ay guursatay Saif Ali Khan aabihii sanadkii 1946.

 

Saif Ali Khaan waxa uu guursaday gabadha jilaaga caanka ah ahyd ee Amrita Singh Bishii October 1991, waxayna nolosha soo wada qaybsadeen muddo 13 sano taas oo ay isu dhaleen laba carruur ah oo kala Ibrahim Ali Khan iyo Sara Ali Khan intaysan kala tagin sanadkii 2004. carruurta Saif Cali Khaan ayaa haatan la nool hooyadiis oo Islaam ah waxayna bartaaan diinta Islaamka.

 

Arintaan ayaaa imaanaysa xili Jilaayo badan oo dalka India caan ka ah ay qorshaynayaaan inay Islaamaan oo ay ka mid noqdaaan muslimiinta caalamka ku nool.

Ahmed Awil Mahamuud.

Kala Xariir Dhanka Facebook

 

Share on Facebook

Comments

14 Responses to Kareena Kapoor Oo Go`aansatay In Ay Islaamto .

  1. imran Reply

    10- May- 2013 at 9:11

    liiiikeee this news…. I love KAreena Kapoor more and more….

  2. Mahad haashi Reply

    8- February- 2013 at 9:11

    Waa arin wanagsan

  3. Maluka Male Reply

    27- January- 2013 at 9:11

    masha aalah ilahay ha so hanuniyo amiiiiiiin

  4. Dj zaadmarry cadde Reply

    23- January- 2013 at 9:11

    masha allah alla haso hanuuniyo amiin

  5. maxamed Reply

    9- January- 2013 at 9:11

    masha allaah allah soo hanuuniyo dhamaan tood

  6. Abshir abdigaani Reply

    7- January- 2013 at 9:11

    Mansha allaah sxbaday hadday soo islaamtay hada ayaan raadin kareena waa gbdhaan dunida ugu jeclaa illaahaw soo hanuuni

  7. Ahmed cali gas Reply

    6- January- 2013 at 9:11

    Alshabab ha laweediyo naagta in ay muslimi karto

  8. Didi Amin Reply

    6- January- 2013 at 9:11

    Masha alaah alaha soo hanuunuiya inta islam niamada jecel aaaaaaaaaaaaamin

  9. ifraa Reply

    5- January- 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkk xataa haday muslimto naagtan diinta islamka uma soo galayso jacayl ay jeceshahay lakiin nin dartii ayay usoo galaysaa hindiduna diinta islamka waxba kama yiqanannan waxan leyahay alaah yahdiikum jamiican

  10. Xidiga wisil Reply

    3- January- 2013 at 9:11

    Mashalaah waan ku fatxaa marka aan arko qof so islaamta

  11. khadra Reply

    1- January- 2013 at 9:11

    allahu akbar allahu akbar

  12. axmed maxamed axmed Reply

    31- December- 2012 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naced lakuma beero naf ku jacel adoonka

  13. C/qaadir axmed abuukar Reply

    30- December- 2012 at 9:11

    Mashaaalah wn soo dhaweyneynaaa hadan nahnay muslimiinta caaalamka ku noool ilaah baa mahad leh oo qalbigeeda silaanmo soo xasuusayey

  14. samra Reply

    27- December- 2012 at 9:11

    waaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaw adbn usoo dhweynya on ugu frxsanhy arinkas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>