Labada fanaan ee kala ah Fartuun iyo Cabdi Casiis Iskalaaji ,yaa soo saaray muuqaalka hees cusub oo aad u macaan laguna magacabo “Hab Isii”, wexeyna labdaan fanaan si wanaagsan u jileen macnaha heesta,waxaana u farsamayay una duubay Studio Liibaan Yare.
Fartuun Omar oo kamida fanaaniinta codkooda aadka loo jecelyahay lagu tilmaamo in ayba ka duwantahay fanaaniinta dumarka ah ayaa markaan waxa ay Hees La Soo Saartay fanaanka Cabdi Casiis Iskalaaji oo lagu aqoonin heeshaa muuqaalka ah ee fanaaniinta reer north America caanka ku yihiin.
Heestaan Hab Isii waxaa ka dareemaysaa marka aad dawato qaab ku cusub fanka Soomaalida,waxaana arkaysaa Fartuun Cumar iyo Iskalaaji oo ciyaaraya Taango walibana aad isku luxaya
Fartuun Cumar iyo Iskalaaji ayaa heestaan si fiican ugu raxaystay waxayna u qadayn qaab talantaali ah oo dagan aadna u macaan.
HALKAAN KA DAWO HEESTAAN ACTION -KA BADAN EE LABADA FANAAN
ALCARABIYA HOYGA ARIMAHA QOYSKA .
Share on Facebook
Naag jaceel
January 1, 2013 at 9:11
Ilahey ka baq fartun nin ajnabi ka ah xabadkaga hasarin ilahey ka xisho
Hamzikh
December 29, 2012 at 9:11
Fuck fartuun waa dhilo