Waxaan ku hayaa su`aal iska fudud laakiin u baahan in aad xisaab ku xaliso , waxa aan is weydiiyay illaa mudada aan isla joogeyno hadaba waxaad xisaabisaa xidigaha iyo carada , waligeey waan kula joogayaa.
Maanta waxaan la soo toosay xanuun aan ka dareemayay gudaha qalbikeyga , ma aqaan halka uu iiga yimid xanuunkaan ,ilaa ugu dambeyntii aan soo xasuustay in uu yahay xanuunka xiisaha aan ku qabo .
Hadii noloshaada aan ku siin lahaa hal arin , waxaan ku siin lahaa awood aad si toos ah isaga dhex aragto indhaheyga , ka dibna waxaad ogaan laheyd sida aad iigu weyn tahay .
Qaali aniga waxaan ahay Warqad oo aad ku qori karto dhamaan dareemayaashaada , kuna sawirto caradaada , ii isticmaal in aad igu tir tirto ilintaada balse fadlan ha i tuurin marka aad i isticmaasho kaliya marka aad dareento qaboow i gub si aad u dareento xoogaa qandac ah maxaa yeelay waan ku jeclahay .
Mararka qaar ee aan naco aduunka marka aan sidaas dareemo waa joojiyaa fikirkaas qaldan waxaan ka fekaraa adiga markaas ayaan iraahdaa sidee ku nici kartaa aduunkaan uu qeybta ka yahay gacaliyahaaga/gacalisaada maxaa yeelay waxaan firsad u helay in qeyb ka mid ah noloshaaada noqdo.
Erayga ugu yar aduunka ee aan garanayo waa … Aniga , erayga ugu macaan aduunka ee garanayo waa … Jaceyl … qofka aan waligey iloobeynna waa adiga .
Marka arimuhu qaldamaan , muragadana ay hareyso qalbigaada , marka ay ilintu indhahaaga soo buuxiyaan waxaad xasuusnaataa sedex arin.
1- waxaan u joogaa adiga .
2- weli adiga ayaan kuu joogaa
3- waligey adiga ayaan ku joogaa.
Jaceylka aad ayuu u culus yahay , mar walibana sidaas ayuu ahaanaya , balse xasuusnaaw in qof uu ku jecel yahay kaasina waa aniga .
Osman Fantastic
Kala Xariir Dhanka Facebook
Mohamed
May 12, 2013 at 9:11
Asc dhamaantiin
waxan u mahad celinayaa marka hore Allah marka xigtana Asxaabta webkan sameysay Mahadsanidiin
Caisho cadey
May 10, 2013 at 9:11
Asc masha allah waa fariimo aad umacaan thnx al carabiya
C/kariin
January 29, 2013 at 9:11
Runti aniga jecel ad u baxad weyn aya ihaayo waxana jecelahay inan mel fog iga jirto marka an aqriyo barnamijkana waxan darema wax ad uweyn wad mahad santihiiin bahda alcarabiya sidan ad nooga sacideen dhan weliba
C/kariin
January 29, 2013 at 9:11
Runti aniga jecel ad u baxad weyn aya ihaayo waxana jecelahay inan mel fog iga jirto marka an aqriyo barnamijkana waxan arema wa ad uweyn wad mahad santihiiin bahda alcarabiya sidan ad nooga sacideen dhan weliba
Cabdi qani maxamed axmed
January 26, 2013 at 9:11
Rnt waxa tihen iftinka dhalinyarada somaliyed
Cabdi qani maxamed axmed
January 26, 2013 at 9:11
Asc bhd alcarabiya rnt waxa tihen iftenka nolasha dhalinyarada somaliye mar kasta iyo mar walba waxan idin lenahay viva alcarabiya
ducaysane ina ali
January 25, 2013 at 9:11
wad mahad santihiin sida aad bulshada ugu adagetana wan idiin mahad celinya inbadan an kahelay sms love
Omar
January 24, 2013 at 9:11
wad mahadsan tihiin bahda alcarabiya
Cabdixamid ibrahim
January 20, 2013 at 9:11
Magaceygu waa c/xamid oo kunool kenya gaar ahaan mandhera alcarabiya fariimaheeda waa qatar weeyna ku mahadsanyihiin
Dj zaadmarry cadde
January 19, 2013 at 9:11
magacaygu wa c/xakiin mustf c/ waxaan jogaa magalada muqdisho gaaaar ahaaaaaan dagmada fashionka looga dambeyo Ee madiino waan ka helay fariimaha alcarabiya waad mahad santihiin
Abaha dareenka
January 14, 2013 at 9:11
Asc ani waxan jclan laha malayacniga in lago tago e sualo dini ah iyo wax dinta kusabsan inad sokodhisan alcarabiya group
aanas
January 10, 2013 at 9:11
Asc dhaman waalal anigo liigu maagacawo c.fataax waxan joga wadan ka sou th africa waxana uu bahanahay geebr daaacad ah tii daacad ah ha igala sooxaeeriir to ciiwaan kan aanas111 oo ah nimbuzz iyo cabdifataaax@hotmail.com by aqyaar ta wwww aad u wada mahsantihiin dhaman bahda
alcarabiya
mar walba waxan ka helaa fariintina sms nosoo
dirtaan
baaba
January 3, 2013 at 9:11
waxaan idin weydiinaya hadaa tihiin heer shabakada al carabiya MAXA UDIIDEEN IN QOFKA OO COPY KUSAMEESTO OO PAST KUDHAHDO MEESHA UU RABO SI EE HOOSHA UGU FUDUDAATO MAXEESA TAHAT FAAIIDADA KUSUGAN INAA SIDAAS SAMEESAN
JAWAAB AYAAAN SUGAYA THANKS
Kamaal jirde januune
January 3, 2013 at 9:11
Somaliyey aniga waxan ahay doob ku- gaamuurtay koonfurta sudan ilaa iyo hada gabar i qancisa waayay gabdha s -suaen jooga ma jecla raaxada sa’idka ah waxay ka baqayan in ay uur yeeshan ana waxaan jeclahay habeenki oo dhan in an iskaga noqnoqdo 6 ilaa 7 jeer x 45 minit by each trip +211956392116
Hassan yariisow
January 2, 2013 at 9:11
Alcarabiya is good because the owner is hawiye habargidir there is no another somali excep hawiye habargidir by athers athers
Hassan yariisow
January 2, 2013 at 9:11
Erayada noocan waxaa ku raaxeesta raga & dumarka qooqan
Mustaf xilkas b,weyne
January 2, 2013 at 9:11
Kkkkkkk marka hore asc bacada salaan bahada alcarabiya waan idiin sameynaa anagoo joogno gobalka hiiraan gar ahaan b,weyne runtii aad iyo aad ayaan u booqanaa wabsedka alcarabiyo runtii hadaan nahay ardada reer hiiraan waxaan kahelanaa warbixinada aan ka aqrisano webka alcarabiya waane ku mahad santihiin sida wanagsan oo umada soomaliyeed ugu haqibtir taan wax kastoo ee jahil ka yihiin runtii ani ahaan wax fara badan oo aqoon u laheen ayaan itinka faa iday markale waan idin mahad naqayaa kun iyo koow jeer alcarabiya ii bashala duhur wanagsan
admin
January 2, 2013 at 9:11
Mustafa aad ayaad u muhadsan tahay waana xoojineynaa sbhaada thnks
Qasim jey
December 31, 2012 at 9:11
wwww aad u wada mahsantihiin dhaman bahda alcarabiya
mar walba waxan ka helaa fariintina sms nosoo dirtaan
C/qaadir axmed abuukar
December 31, 2012 at 9:11
Mashalaaah wn ka helay runtii fariimaha mahadsanid ayan idin leyahay dhamaan al carabiya kuwo kale yaan idinka sugeynaa inshalaah