Home » Arimaha Qoyska » Ninkaada Bakhiil Miyaa ? Hab Sahal Ah Oo Aad Wax Uga Heli Karto Haynaa.

Ninkaada Bakhiil Miyaa ? Hab Sahal Ah Oo Aad Wax Uga Heli Karto Haynaa.

bakhiil1Bakhiilnimada waa tilmaamaha ugu xun , waana adag tahay in lala dhaqmo ninka bakhiilka ah , hadaba hababkaan ayaa loola dhaqmaa ninka bakhiilka ah .

 
1-Isku day in aad faahnto sababta bakhiilnimadiisa isla markaana la macaamil .
2- U ogalaaw in uu dareemo illaa heerka aad ugu faraxsan tihiin adiga iyo caruurta marka uu wax idin soo iibinayo .

 
3- U Xaqiiji mar waliba in aad u qadarineyso sida uu dartiina ugu soo daalo iyo wax bixintiisa idinku aadan .

 
4- Ha u caban ama haku jees jeesin balse u mahad celi oo kala hadal sida uu ugu wanaagsan yahay wax bixintiisa dadka hortooda si tilmaantaas uu ula qabsado .

 
5- Waligaa haku tilmaamin in uu bakhiil yahay marka aad wada hadleysaan ,.

 
6- Kala hadal qaab aan toos aheyn xiliyo kala duwan dhibka uu leeyahay bakhiilnimada oo xasuusi in ay tahay tilmaantaan midda ugu xun dhaqan iyo diiniyanba.

 
7- Waqti waliba amaan wanaaga qof aad wada garaneysaan oo uu ixtiraamo ninkaada waliba dhanka maadig iyo farxadda gilinta xaaskiisa iyo caruurtiisa ku wanaagsan , balse alcarabiya ayaa ku oraneysa ka digtoonaaw in tani ay noqoto is bar bar dhigid ninkaada iyo ninkaas kale .

 
8- Ninkaada la xadid qorshayaasha u baahan in qarash badan uu ku baxo sida xiliyada uurka iyo dhalmada , qarashaadka iskuulka iyo wax u soo iibinta caruurta .

 

Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska

 

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Ninkaada Bakhiil Miyaa ? Hab Sahal Ah Oo Aad Wax Uga Heli Karto Haynaa.

  1. wa fikrad macquul ah

  2. nimco Reply

    January 3, 2013 at 9:11

    mahadsanis alcarabiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>