Liverpool ayaa si rasmi u xaqiijisay la soo wareegida ciyaaryahanka kooxda Chelsea Daniel Sturridge waxaana la rumaysan yahay heshiiskiisa inuu ku qabsoomay £12million.
23 Jirkan ayaa noqday Saxiixii afaraad ee Macalin Brendan Rodgers waxaana lagu wadaa inuu safto kulankiisa ugu horeeyay ciyaarta FA Cup ee Mansfield ay la ciyaarayaan Axada soo aadan.
Brendan Rodgers oo ah Macalinka Liverpool ayaa soo dhaweeyay imaanshaha Daniel Sturridge ee Liverpool.
Daniel Sturridge ayaa sanad ciyaareedkan kooxdiisii hore ee Chelsea wax badan uusan u safan taasna waxaa ay ka qayb ahayd sababaha uu ku doortay inuu ka tago.
Share on Facebook
barca in my heart##
January 3, 2013 at 9:11
Kir aa laydin dhahay
Ahmed
January 2, 2013 at 9:11
warka iska saxa chelsea wu ka tagay sturridge ee kuma biirin. liverpool ayu ku biray ugu danbenti.