Home » Cayaaraha » Arsenal Oo Ka Soo Kaluumeysaneysa Biyaha Palermo

Arsenal Oo Ka Soo Kaluumeysaneysa Biyaha Palermo

maArsenal ayaa diyaar u ah inay la soo wareegto 20 jirka qadka dhexe ee kooxda Palermo Afriyie Acquah kaas oo si amaah ugu jooga kooxda Parma.

Kooxda Macalin Wenger ayaa €9million u gaartay Kooxda Taliyaaniga ee iska leh ciyaaryahanka Madow ee u dhashay wadanka Ghana.

Xidiga yar ee Ghana ayaa Si amaah ah waxaa lagu siiyay xagaagan kooxda Parmo laakiin Palermo ayaa tix gelin doonta dalabka kooxda Arsenal oo diyaar u ah iibsashada Ciyaaryahanka.

Daily Express ayaa qeexday in Arsenal 20 Jirkan inay kala wareegayso Suuqa kala iibsiga bishan kaas oo jecel ka ciyaarista Premier League .

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>