Kooxaha AC Milan iyo Corinthians ayaa war soo baxay goordhow waxaa uu sheegayaan inay isku afgarteen heshiiska Wiilka Brazil Alexandre Pato .
Heshiiska ayaa dhacay Sida laga soo xigtay Wakiilka Ciyaaryahanka.
Ciyaaryahanka Brazil ayaa wax badan lala Xiriirinayay inuu ku laabto dalkiiso hooyo kadib markii Mustaqbalkiisa ciyaareed ee Taliyaaniga uu Mugdi galay.
Gilmar Veloz oo ah Wakiilka Pato ayaa xaqiijiyay in heshiiska uu dhacay dhanka kalana Radio Bandeirantes ayaa sheegay in Milan ay aqbashay heshiiska.
Share on Facebook