Baaritaano cilmayeed ayaa sheegaya in sameynta nolosha macaan ee labada lamaane lagu tirayo habka ugu sahlan ee xad loogu yeeli karo wel welka iyo neerfoosnimada labada dhinac , iyadoo lamanayaasha sida habsamida leh u sameeya ciyaarta sariirta haystaan farxad joogto ah ,.
Sidoo kale kulanka jawiga degan ku dhaca ayaa yareeya madax xanuunka joogtada haweenka gaar ahaan nooca goon jabka loo yaqaan ,waxaana kulanka macaan lagu tilmaami karaa wadada ugu dhaw ee looga taqalusi karo wel welka iy neerfoosanimada.
Hadaba shabakda arimaha qoyska ee alcarabiya.com ayaa kula talineysa lamanayaasha in kulankooda ahaado mid qorsheysan oo uusan noqon ku soo bood , sidoo kale goobta ciyaartaan ha ahaato mid degan oo wax qal qal gilin kara ciyaarta jirin .
Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska
Share on Facebook
Dj.raguuuu
January 8, 2013 at 9:11
Laxowla dadkan mawashena
umu zalma
January 6, 2013 at 9:11
asc khaliif awoowe walaal waxad isticmasha tuunta habenki cun xabad tuun ah xabatu sowdo mida budada ah shah ku darso mar marna caanaha ku shido tuunta wax ayad kadaremi doonta allana waxan ku weydina inu kugu caafiyo inshallah asc
Khaliif awoowe
January 6, 2013 at 9:11
Alcarabiya waa dhaqaatiir, akharistayasha waxan ka codsanaya hadii ay garanayan dawada cudurka SANBOORKA aniga cudurkas ba i haya, goonjabka iyo sanboorka waa 2 cudur aan shaqo isku lahayn galmada sanboorka dawo uma ahan goonjabka haa%
Dr Mustaf xilkas
January 6, 2013 at 9:11
Kkkk alcarabiya ma soo walateen markaan kalay ma dhahesiin miyaa waxeey gaar u tahay dadka is qabo ama arooska ah markaa iska dhaheesiin sameeya kalay hadaa qof inta soo booqday alcarabiya arkane sameeya uuna sameeyo yaa danbiga qadaa alcarabiya markasto ku dadala in aad bulshadad ka soo jedadaan wa naa jisaan intadan wax xuman ah ugu sii hor ordin waayo ha dhoow waxaad noqon dontaan qofkii u shuu ku istagay qadeeda ka naxay marka aduun iyo aaqiro kala badan in taas waa iga waano koleey iga qadan meysaan lkn waxan jwbteda sugaa gortuu alle idmo alcarabiya waan salamayaa asc noqoda kuwa nabada qoska ka shaqeeyo ee hanoqon kuwa kala geeyo 2laba is jacel ok by
Dr Mustaf xilkas
January 6, 2013 at 9:11
Kkkk alcarabiya ma soo walateen markaan kalay ma dhahesiin miyaa waxeey gaar u tahay dadka is qabo ama arooska ah markaa iska dhaheesiin sameeya kalay hadaa qof inta soo booqday alcarabiya arkane sameeya uuna sameeyo yaa danbiga qadaa alcarabiya markasto ku dadala in aad mulshadad ka soo jedadaan wanisaan intadan wax xuman ah ugu sii hor ordin waayo ha dhoow waxaad noqon dontaan qofkii u shuu ku istagay qadeeda ka naxay marka aduun iyo aaqiro kala badan in taas waa iga waano koleey iga qadan meysaan lkn waxan jwbteda sugaa gortuu alle idmo alcarabiya waan salamayaa asc noqoda kuwa nabada qoska ka shaqeeyo ee hanoqon kuwa kala geeyo 2laba is jacel ok by
Husein akhyaar
January 5, 2013 at 9:11
Galmada wa caafimad safar marki aad ka imaatid guriga waxad tageesaa adigoo togtogan subuxii waaga kolkuu baryo waxaad noqon fresh xataa hadii ay maleria ku heeso waad iskaga rogi kartaa naagtada wax kasto kula soo gudboonaado samee galmo waad caafimadi