Qubarada ku xeel dheer arimaha xariirka lamanayaasha ayaa sheegaya in arinta ku aadan in ninka uu ku fashilmo ciyaarta adag ee sariirta in mararka qaar ay tahay wax iska dabiici ah , taasina micnaheedu ma ah in gabi ahaanba uu gabay shaqadii .
Sababo badan ayaa jira ee keena kara in ninka ku fashilmo kulanka sariirta waxaana ugu horeeya hadii daal jirka ama mid maskaxda ah oo ay haystaan arimo dhibaya ,hadaba shabakada arimaha qoyska alcarabiya ayaa kuula talineysa gabaryaheey in aad sameeyso talaabooyinkaan si aad ninkaada uga bad baadiso fashilka ciyaarta Kuu-kuun Laminaaga.
* In aadan ku jees jeesin hadii uu ku fashilmo ciyaarta .
* In aadan arintaan u arag wax aan ahmiyad laheyd oo aad u aragto wax iska dabiici ah .
* In aad ninka siiso ahmiyad balaaran oo u diyaari cuno nafaqo leh oo xoojinaya rabitanka ciyaarat sida cunooyinka badda oo sidoo kale marka uu shaqada jiro wac oo erayo maacan ku qabo si uu xaafada u yimaado isaga oo u kacaya sida libaax gaajeysan.
* Ku Dhiira Gili in uu sameeyo ciyaaraha maxaa yeelay waxa ay wanaajineyan heerkiisa kulanka naxariista iyo kalgaceylka lagu dheehay ee Sariirta .
Ugu dambeyntii gogasha sariirta ku gogol firaash soo jidasho leh waliba midibada uu jecel yahay waayo iyana gacan ayay ka geesaneysa kicinta dareenka ninka .
jaceeloow
January 18, 2013 at 9:11
Asc sxb hanad waad mahada san tahay hadaan fikir kaaga ka hadalo waxay ila tahay arin kaasi waa mihim maadaama sxb kaa ay la dhalatay waxaad ku dhadaa si kaftan ah sxb gadh makul dhasheen waabad farxad badan tahaye maad i bartid walaashaa maadaama aan sxb nahay markaasuu inta kala bato ayuu ku dhidoonaa mideen ku baraa ada kudhe magac yadooda iisheeg anigaa dooqanayee marii uu marsiinaayo midii aada jeceled kudheh ayadaas ibar magacaaban ka helee sxb hanad sidaas sameey ayadan u sheeg inaan filn dhigiino maadaama asan funiin wado kale sxb sidaas ayaan kugula talinayaa mahad sanid hanad faah faahin kala xiriir ninbaas c.qaadir_haaji
Yanshimaki
January 11, 2013 at 9:11
Lagamahadlo
Shanshiyare
January 7, 2013 at 9:11
War waxaa sheegeysiin waaa maxey ma nin rag ah ayaa sariirta ku fashilma war waxaas ma jiraane ee raga meel ha uka dhicina fadlan
Ahmed issse
January 6, 2013 at 9:11
wowww great waye wana wax loo bahnaa
Khaliif awoowe
January 6, 2013 at 9:11
Ninka raga ah ma fashilmi karo waayo waxaa jira dawooyin badan oo la isticmalo sida enzoy vitality diring sida Viagra marka dawoyinkan ayaa dhalinyaro ka dhiga sida an ognahay dumarka wa ku dhib galmada badan 3 jeer iyo wixi ka badan hot sexy ma yaqaanan
Husein akhyaar
January 4, 2013 at 9:11
Xusen aden sxb dhalmo la’an majirtee ee wasmada badi oo waqti dheer sii bashaal ah kadibna si tartiib ah oo miyir leh hoos kaga xaluuli islamarkana saxiibtada sii joice ka looyaqaano vitality drink oo saa’idiyo kacsiga mar ahaantana adiga ha isticmaalin sxb markasta oo ay rabto galmo dhakab ku sii
No name
January 4, 2013 at 9:11
Hanad brother
waxa jecleystay inaa talada kula wadaago,
waxan aniga fikirkeega ama ra,yigeega yahy in wiilka aad kalsooni weyn la sameysato, sida adiga uu gurigooda u raacayo, walashiisa la kulma si caadi ah, kaftan sheeko, qosol. ilaa wiilkaas walaashiisa kugu aamino, oo hadii xitaa kuso wacdo waxba u arkin, madama 3diina sheeko wadaag tihiin.
tijaabo kale:
in iyada telkaaga so wacdo, kuna dhahdo, walalkey iigu dhiib, wax maab weydiinaa….sheeko aad jileysaan cml. markey weydiiso waxa hubaal ah iyadoo qadka ku jirto in uu kugu dhiibaayo, salan iyo kaftan isago joogo bye dhahdo,
mudo yar kadib dareen wiilka wuu gali karaa, in aad iska hesheen walaashiisa, kadibne caadi la noqoto, madama sxbkiisa tahy. oo si fcn ku yaqaano. dabeecada iyo dhaqankaga wadaaagsan..
mustaqbalkane laga yaabo inuu kugu caawiyo guurkiina insha Allah
Xuseen aadan xasan
January 4, 2013 at 9:11
Maxa sababa dhalmo la’aanta maxase lagu daweya
Hanad
January 4, 2013 at 9:11
Ugu hooreyn asc shabakadda alcarabiya com iyo walalaha aqresta waa arin muhiim ah kahadalka arimaha qoyska aniga su aal baqaba ee fikiirka igu cawiiya walalyaal idiinko mahadsan gabar ba jeclahay ayadane wasidokale lkn walalkeed ayaa sxb nahay markasto oo ay isoo wacdo wa ila joga anigane waankaqarinoye asi na waxoow igu dhahaa lahadal qoftan walal ma ogo in aay tahay walashiis wa arin an layabay walalyaal ee fikir kiina i ugusacida idiinkomahadsan