Filimka sida weyn loo sugayo ee Chennai Xepress ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu suuqa u soo galo bisha April ee sanadkaan iyadoo aktaro caan ah ay wadaan .
Labada jilaa ee King Khan iyo Deepika ayaa isla wada filimkaan , waxaana ku jira action iyo heeso xul ah , waxaana soo saare ka ah Rohiy Shetty .
Qaar ka mid ah action-da filimka oo qaab sawir ayaa Internetka soo galay , waxa uuna Shah Rukh Khan sheegay in filimkaan noqon doono filimka sanadka 2013-ka.
Alcarabiya.com
Share on Facebook
xariif magaalo
February 1, 2013 at 9:11
waa filim xiisa badan mudan wan ga helay
maxamed
January 6, 2013 at 9:11
filimku ma fiican yahay
maxamed
January 6, 2013 at 9:11
qudhac
Khaliif awoowe
January 6, 2013 at 9:11
Filimka afsomaali miyaa lagu turjumay heesaha xulka ah ma heeso soomaaliyaa wali wax badan kama ogaan qatarta filimkan
Farhaan xaashi
January 5, 2013 at 9:11
Waa yaab wax lee jiro
Husein akhyaar
January 5, 2013 at 9:11
Waxaan sugnaa waa filimka aduunka wax la xayeesiyo ayaa ugu xun