Xanuunada dhaca xiliga ciyaarta lagu jiro ayaa ah arin aad ugu badan lamaanayaasha , waxa ayna haween badan is weydiinayaan sababa ah xanuunadaas u dareemaan hadaba alcarabiya ayaa ku sheegeysa dhowr arin oo u sabab ah arimahaan .
1- In uu jiro xanuun dhanka gudaha minka ah iyadoo taas ay keeneyso in ay dareento xanuunka marka malabyarowga uu garaacayo.
2- In ay aad ukala baxsan yihiin ama isugu dhagan yihiin murqaha xubinta haweenka , waxa ayna tani dhacdaa marka ay haweeneyda ka baqdo xanuun ama si kale ay uga wel welsan tahay malabyaroowga .
3- In haweeneyda aqoon badan u laheyn xubinta oo ku aadan in uu qalalayo marka kulankana ay xanuun dareensiineyso , waxaa alcarabiya ku talineysaa in aad isticmaasho kareemo adiga oo taqtar u tegaya .
4- In uu jiro buro ku dhagan darbiga minka ama in mashaakilo ka jiraan goobta ukxaanta .
5- ama in ukxanta aan qarxin ay ku abuuranto banaanka minka .
Share on Facebook
atoore@tuulo buuryoqab
January 20, 2013 at 9:11
wan idin slmy. . . . . Runtii waan ka xumahay arinkan firfirconiga ah xanun walbana wuu xanbarsan yahay. . . .gabdhahena haloo dulqado dhan walba. . .waxan ku faraxsanahay in la joojiyeY fir fircoonigi. . .loona badalay in la afuufo oo kaliya . .aqyarey waa in loo sii aalmiinteeyaa jiilka mustaqbalka dhow
Raaxeeye 100/100
January 20, 2013 at 9:11
dhibtoo dhan waa Dumarka loo gudo sida aan sharciga waa faqsanayn oo furcooni ah Waayo qofka markii hore baa la jarjaray sidaas daraadeed waa ku dhibtonayaan gabdhaha yaryarkaa yaan loo gudin sixun midakale raga waxaan u sheegayaa dumarka xanuunsanaya marka galmada lagu jiro in loo tartiibiyo oo loo qaabeeyo wixii talo ah ka qaata cidii idinku dhaanta
gold boy
January 19, 2013 at 9:11
xanuuno farabadan ayaa keenno oo kala duwan halkan laguma soo koobi karo
Dj zaadmarry
January 17, 2013 at 9:11
asc alcarabiya xanuunka galmada waxaa kale Ee keena 6:00 maalin nimo in la is isticmaalo cml Dj fikradiisa waye cml
Salman
January 16, 2013 at 9:11
Wan idin slmy dhman aqiyrta al crbiya 10x sida ad gabdhaha ugu fa idenysan
Dj.raguuuu
January 8, 2013 at 9:11
Kkkkk wlh waan qoslay hasan jecelow nagadaa abtooow dheesha
sameer
January 7, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkkkkkk @xasan jaceyl qosol ayaa igu dishay
Riihan
January 7, 2013 at 9:11
Asc alabiya xanunkan walaga yabanay tnx sida aad nogu sharaxden
Asha
January 7, 2013 at 9:11
waxayaabo badan ayaa keena xanuunka yimada marka galmada socoto waxaa
ka mid ah iyadoo ay minka uga taalo wax la yirahdo Endometriosis oo ah blu dots.
mida kale oo keeni karta waa iyadoo ay ku taalo buro la yiraahdo
(fibriods) waxaas waa wax aad iyo aad u fudud oo laga daweyn karo gabdha waan wax aadan wax raaxo ah dareemeyn xanuun ma ahane.
salama alleykum.
umu mascab
January 7, 2013 at 9:11
asc my wb aad ayaad uga faaidaysan hablahasomaliad ood ugarafaadsanaa dhinac yadan hadana ugabagan kara cabsila aan sayrabana uaqrisankara masha allah waya hallkinakasiiwada aad ayadna umahadsantahiin by thanks
SOOYAAN
January 7, 2013 at 9:11
ASCWW. RUNTII WAXAAN AAD UGU QOSLAY XASAN JACAYL QORMADA UU SOO DIRAY WAANA WAX AAD IYO AAD U DHICI KARA MARWALBANA HABLAHA SOOMAALIDA KU HAYA DHIBAATO WAANA IN LOO DULQAATO WAAYO IYAGA QALADKA MA LAHA KKKKKKKKKKKKKKK
Xasan 27719209564
January 6, 2013 at 9:11
Thank u my web sida badan hawenka fircooniga ubadan hawen badan udhintay marke dhalayaan la dhahaayo we umulraacatay hawenka plz hawenka hakajarin waa xaraan diinta maqabta in xubinteyda lajaro dhibatooyin badan ukeyna plz isowac si kugusheg arin naxdin leh kusaabsan xubinta hawenka
umu zalma
January 6, 2013 at 9:11
asc dhaman alcarabiya waxad tihin dad u fa ideya dadka wax badan ayna aqoonin dhibatadan waa mid jirta wayna dhacda ani ahan wan ka faideystay waayo caafimad ayey quseysa dadka moda ashax dartadana waxa haya jaahil nimo marka ha u bixina ula jedada maha naag xaran ah in nilagu borinayo kkkk waa hawenkina hab wanagsan ula kulma ama wixi caafimad ahan dhibaya qalad maha thankls my web
Khalid yare
January 6, 2013 at 9:11
War ilaahey kacabsada oo wax fcn dadka usheega xataa hadad galmada wax kasheegeysan ma xuma lkn waxa fcn in aad sinadaamsan oo aqlaaqiyad kujirto in aad u sheegtan hadii kale iska aamusa oo isku xishooda
Xasan jaceyl
January 6, 2013 at 9:11
Dhibaatada waa gudniinka naagaha kintirka leh kuma xanuunsadan galmada wey ku raaxeestan gabadha fircooniga loo guday marka loo galmoonayo waxaad maqleesa QAJAJAJAC QAJAJAJAC wey xarga goosaneesaa super’glue & tolidi wey fuqfuqeesa finish wax rajo ah ma lahan waxey noqon sac maroorki ley