Home » Lifestyle » Waji Qurxoon Iyo Jir Ifiya Ma Rabtaa? Ciyarta Sariirta Aroortii Ka Dhig

Waji Qurxoon Iyo Jir Ifiya Ma Rabtaa? Ciyarta Sariirta Aroortii Ka Dhig

juBaaritaan la sameeyay ayaa sheegaya in lamaanayaasha dareemaha macaan is weydaarsada aroortii in ay qaadaan caafimaad , iyadoo kulanka aroortii uu aad u wanaajiyo caafimaadka timaha iyo maqaarka .

Baarayaasha ayaa xusaya in maadada Estrogen ee uu jirka sii daayo xiliga ciyaarta in timaha siiyo qurux iyadoo jirkana ka dhigayo mid ifaya oo ka fog in jirka u muuqdo mid dillan .

Galmada aroortii ayaa jirka siineysa in uu gubo 300 oo tamar marka jirka uu fir fir coon yahay wadnahana uu sameynayo garaac xoogan halka cadaadiska dhiiguna uu aad u hooseyo.

Share on Facebook

Comments

17 Responses to Waji Qurxoon Iyo Jir Ifiya Ma Rabtaa? Ciyarta Sariirta Aroortii Ka Dhig

  1. Dhaman waxan idinku salamaya dhambaal jcl fiiro gaar ah xusuus gooni ah niyad qaali iyo waliba qalbi saafi ah sxb wax comenta kama bixi karo balse sxb la’aan ayaa iheeso marka gawadhii doonaysa waxan kor kusoo xusay niyad saafi kala soo xiriir ciwankan nimbazzka waa nasricade_83 ok thanks allot af time

  2. C/kariin Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Aniga aya tigabo kusameyay arin kani wana sax marka qof welibo o heysta laman arinkas hatijabiyo sida an utijabiyay okale

  3. Garoobeeye garoob gaade Reply

    January 21, 2013 at 9:11

    Caawa ayaan tijaabinaayaa kadib ayaan comment so dhigaayaa.garoob kenya joogta plz iso raadi.nimbuz user abdika47

  4. bunbo baskoolad miino Reply

    January 18, 2013 at 9:11

    Waxaan idin bari doonaa qalabk dagaalk maadaama dalii qasan yahay oo aan wali liinku dhiijino caanah muuqada sxb

  5. cismaan aadan mohamed Reply

    January 16, 2013 at 9:11

    Aqyaarta waan idin salaamay salan ka dib aniga waxan xiiseeya arimaha qoska mid aan ku jacelaahy al calrbiya waa midaas

  6. awoowe Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    hhhh waxaan halkaan ka sheegayaa in aan mustaqbal doon ahay so, waxaan ahay xariif ila madaxtooyada minka so taaban kara xoganna aan ahay reer sports gabadhaha ha iisoo jawaaban lana socda wa is dabari karaa .
    Faah faahin dheraad ah nimbuzz user=kalkataa ama tell no=+27735157744 s a

  7. waayaha jaceelka Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    wuuba daalanayahay muxuu awoodaa§

  8. abdiwadani Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkk

  9. Cabdi yare Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Iska ilaali gabdhaha reer wasil aniga ayee hada kahor iqayaamen gabar baa waxay igu tiri la imaqabo garoob baan ahay ileen 5 caruur ayee wasil oga soo tagtay ugu danben wanguursaday xoogaa lacag ah aan hayay wey iga xaday

  10. Dj.raguuuu Reply

    January 8, 2013 at 9:11

    Hana tijaapin makosisiyana alaminta cml wakaa nimbuzkeyga hadad rabto raaxo amiir47 hahaha

  11. Ahmed Reply

    January 8, 2013 at 9:11

    Caadi mahan hala tijabiyo ninki nag u jogto u talaa

  12. Xidiga wisil Reply

    January 8, 2013 at 9:11

    J.j.j.j.j waa arin latijaabi karo marka aan guursado wali wax ma arag markaas ayaa so jawaabi donaaa

  13. Abdorahman jaceelow Reply

    January 8, 2013 at 9:11

    KkkkkkkkkKkkkk masha’allaah wan tijaabineynaa insha’allaah hada waxba gacan kuma hayee hanaa lkn ma isla tijaabinaa qofyahay koley wan isku baahan karnaahee xxxxxxxxxxxxxx mahadsanidiin aad oo weyn alcarabiya

  14. Ahmed sh abdi Reply

    January 7, 2013 at 9:11

    Macaanto Hana anaa kuu raaxeenayo waliba kuu leefayo ee ka tanaasul qurunka aad guursan rabtid +254722612720 isoo flash aan ku soo wace by macaanto hava good night

  15. Xasan jaceyl Reply

    January 7, 2013 at 9:11

    Al itixaadka ama al ictisaamka ayaa dhaba naagaha aroorti salada subax ka dib lakin aniga howsha waxaan bilaabaa 08:00 pm ilaa 05:00 am waa hadii aysan gabadha jiraneen raaxo nagu filan baa raaxeesanaa al itixaadka hablaha soomaliyeed bar’go ayee ku dileen

  16. Hana Reply

    January 7, 2013 at 9:11

    Walah wa arin fcn wan tijaabin doona arintan jawbna wa bixin dona maadama aan aqalgal u dhawahay.wa sugi la.ahay.lol

  17. Suudaan Reply

    January 7, 2013 at 9:11

    Waw wa ra’yi fican markan guursado ayan fiirin donaa inshalaah markas aya jwb leyga heli doona inshalah mahadsanidin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>