Ka Dhigashada Computer-ka balwad waa mushkilad halis ku ah nolosha lamanaayasha hadaba haween badan ayaa ka sheegta in ragooda ay waqti badan ku bixiyaan Internetka.
Iyadoo taasi ay keentay in ay iska indha diraan haweenkooda , gaar ahaan marka ay sameneyso arimo ninka kicinaya si ay dareemihiisa xageeda ugu soo jeediso balse taas ma mira dhasho .
Qubarada arimaha qoyska ee alcarabiya ayaa hadaba ku siinaya talooyin fudud oo aad mushkiladaas kaga bixi karto ee isku day in aad qaadato .
* In si saraaxad ay ku jirto in aad ugu sheegto in arintaan ay ku dhibeyso , farxadna aadan dareemeyn haddii uu kaaga sii mashquulsan yahay PC-ga.
* In aad arintaan ugu sharaxdo hab dabasan adiga oo aan cadaadis saareyn , maxaa yeelay hadaad ku qayliso waxa uu ka sii qaadayaa kaliya in ku sii dhaganaado arintaas .
* in aad doorato goob munaasib ah , hana ku furin mowduucaan idinka oo guriga wada jooga , tusaale ahaan ula bax goobaha laga cunteeyo ka dib si xikmad ay ku jirto mowduuca hoos ugu dhig .
Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska , Waa Inoo Muhiim Fikirkaada Ku Aaan Mowduucan .
Share on Facebook
SAMIIRA
January 10, 2013 at 9:11
adbn idiinka mhd celinya alcarabia asxabta webka anshaxa dhowra fdln like xasan jaceyl
Eng..carab
January 9, 2013 at 9:11
asxaabta aad ayaan idiinkaga mahadcelin dadakiina lkn dadka comment-yada aana wanaagsanayn soo qoraaya sida xasan jaceyl waa inaad naga qabataan qurunkiisa si uu webku noogu ahaado mid carafsan oo waafi u ah bulshada
Maxmed yare
January 7, 2013 at 9:11
Waa sx arinkaa weyjirtaaa mowduuca aniga ayuu i taabty lkn xeelada aya la isticmaala sxbtaa aya la qanciyaa intaadan furin netka mshlh all shaqaalaha webka wn slamaya iyo asxaabta coment kaga fakarkoda kadhiibati asbey sxb cusub oo idinku soobiiray ayn ahy barasha wacan
Hana
January 7, 2013 at 9:11
Ragga sanadka waxay ku waashen interetka
Xasan jaceyl
January 7, 2013 at 9:11
Aninga xasan jaceyl ahan waxaan la yaabanahay naag aan furay ninkii guursado waayo waxan leeyahay xibin weyn aadna u faaxiya xibinteeda wax rajo ah ma lahan aniga bis ayaa qabi kara xataa ayada yeeli meeso in aan furo waayo nin haweesan karo majiro
Xasan jaceyl
January 7, 2013 at 9:11
Sxb Aniga facebook iskadaye xata mobileka wa damiya macaanteeda waqti dheeri ah ayaa siyaa baashaal ay la oyso meelaha ay ka qaadato waxa ka mid ah QOORTA, BISHIMAHA CARABKA, BOODYAHA DHABARKA, & CAGTA CAD? Iyo waliba agagaarka cambarka maa ayada ku mashquulo intii aan face book kumashquuli laha sxb
nimco
January 7, 2013 at 9:11
mahadsanid