Qisadaan oo ah Dhacdo murugo leh isla markaana xambarsaan tiiraanyo xanuun badan oo hadaad aqrisato aad dareemeyso xanuun badan adiga oo aysan kugu dhicin qisadaan balse maxaad maleysan kartaa hadii ay kugu dhaci laheyd aqristow?
Qisadaan waxa ay muujineysa sida dadka qaarkii ay jaceylka ula dhaqmaan oo aysan marnaba ugu jixin jixin nafta jacel waxa ay dhaxmartay lamaane somaaliyeed oo Ku kala nool labo qaaradood oo aad u kala fog qaaradaha africa iyo yurub waxaana lagu kala magacaaba Max,ed iyo Caa,isha.
Max,ed waxa uu ku nool yahay dalka s/africa waana shaqsi firfircoon oo iska xamaasha isla markaana aad u dabeecad macaan waxaana uu xariir jaceyl kala dhaxeeyey Caa,isha oo ku nool wadanka Swedan oo ay isku barteen chating soomaalida ay aad u isticmalaan.
Xariirka lamaanahan waxa uu ahaa mid aad u adag isla markaana aad u isku qadariya dabcan lamaanaha is jacel waxaa lagu yaqaan ixtiraam,Xushmad,Qadarin,Xiiso aan go,in ,Intaa iyo in kabadan ay lagu yaqaan inta badan lamaanaha is jaceyl waxaana xariirka jaceyl ee u dhaxeeyey Caa,isha iyo Maxamed uu gaaray heerkii ugu sareeyey,
Midba mid ka kale kama maarmo mana awoodo in uu daqiiqad moogaada waxaana uu ahaa kuwa is xariiriya telphone-da,internetka,fariin qoraaleedka waxaana intaa u sii dheeraa hadiyadaha qaaliga ah o ay is dhaafsan jireen, aduunka waa is rog rogaa waa harga labadiisa galin inta badan lamaanaha is jacel waxa soo weerara cadow jaceyl oo soomaalidu u taqaan sadaxeeye hadii aan laga gaashaman burburiraya balamada iyo wacadka ay dhigtaan labada ruux ee is jacel waxaana uuna ka dhigaa mid kala fogeeya mar mar waxaa dhacda ruux sadaxeeya ah in uu caawinaad ka helo labada ruux midkood.
Inkasto Maxamed uu ahaa ruux jaceylka u go,ay isla markaana daacad u ah lamaantiisa hadana nasiib daro Caa,isho waxa ay xariir hoose la sameystay Cali oo ahaa wiil kale oo ay qadka isku barteen isla markaana ku nool isla wadanka south africa,Caa,isho labada ruux waa ay isla waday isla markaana mudo kala qarineysay si aysan isku fahmin.
Mudo labo sano ah ayaa kasoo wareegtay markii udubka looga taagay xariirka max,ed iyo caa,isho, Max,ed waxaa uu usoo bandhigay gacalisadiisa in ay soo gunaanudaan xariirka jaceylka kama aysan diidin oo durba waa ay ka ogolaatay waxa ay u sheegtay in ay u imaan doonto mudo bil ah kadib Max,ed waxa u guda galay is diyaarin iyo diyaar garow aroos , halka caa,ishana ay isku diyaarisay in ay la aqal gasho Cali isla markaana ay lug goyso max,ed, alla xanuun badnaa ruux aad jeclaatoo mudo labo sano ah aad fadhi ku sugtay misane xumaan iyo lugooyo kugu sameysa? max,ed malay bada ku jiro ayuu xawaaji u tuntay waxaan maqli jiray qoysatee yaa kuu qoor xiiri doona waxaa la gaaray xilligii balanta oo ay aheyd maalinkii caa,isha ay imaan laheyd magaalada capetown. tallow maxaa dhacay markaa.
Waxaa la isa soo taagay Garoonka diyaaradaha eecape town international airport max,ed iyo asxaabtiisa kala qeyb qaadan laheyd soo dhaweynta ayaa goobtaa xaadir ku ahaa halka cali iyo saaxibadii ayagana ay halkaa diyaar ku ahaayeen wallow aysan is aqaan hadana soomaalinimo ayaa ay isku salaameen o isku xaal waresteen qofba qof kale waxa uu u sheegay in u ruux soo dhaweynayo inkastoo magac aysan isku sheegin.
Waxaa soo cago dhigtay diyaaradii siday Caa,isho waxa aysoo gaartay goobtii soo dhaweynta durba waxaa si isku mid ah dhankeedii u dhaqaaqay cali iyo max,ed oo aan is aqoon balse mid walba waxa uu muuqaal garanayaa gabadha caa,isho ah lkn is ma yaqaanaan max,ed oo war moog ah ayaa salaan ku boobay caa,isho balse waxa ay ugu jawaabtay yaa taqaan waryaa oo yaa aheyd adiga waxaa ay usii raacisay cali gacaliye wiilkan ma adiguu kula socdaa ? iyo erayo kale max,ed waaga ayaa ku baryey suuro gal ay la noqon weyday waxa is yari suuro gal ma ahan tani lkn waxaa uu quustay markii ay gacanta is qabsadeen cali iyo caa,isha isla markaana gaarigii ay wada raacen max,ed istaagii ayuu ka dhacay isla markaana suuxay waxa lagu sii qaaday gaarigii ay saxibadii wateen mudo kadib ayuu soo naaxay asoo ku qeylinaya alle caa,isho waan ku jeclahay maxaan sidaan iigu gashay ma dhaci karto iyo erayo kale max,ed iminka waa maqane jooge saaran sariir gabadhii caa,isho aheyd na waxa ay la aqal gashay cali.
Dhamaad
Waa Qalinkii C/laahi qorshe
Capetown_s/africa
Malyuun
April 15, 2013 at 9:11
Marka hore waa ku qaldantihiin in ad dumarko dhan saf kaso martan dumarka waxaa ku jiro kuwo naxaris badan iyo kuwo xun raga neh waa sidas oo kale lkn qayanoleydan wiilkas sariirta sartay ayada neh mar un weey ku dhecee mar ey ahataba
Cadde
January 14, 2013 at 9:11
Inshalah nanbsiga ay ka gashay wu kaso bixi dona iska sabar sxb ilahey talo saro hana habarin iyada horteda ka heleyso benleyda qaimada ah inshalah
maame ugaas
January 6, 2013 at 9:11
ad ad ad ayaan uga xumaaday arintaas ku dhcday nin kaas raga ah lkn sxkay marhadii ay gaadhay dhibtii waxa aan uga digayaa markale in uu ka taxa diro sxb jacaylka la sheegaaba waa kacsi laabta gaadhay markaa wax ba ha u bixin sxb imikana samir sxb
ahmed showqi
January 5, 2013 at 9:11
aniga waxaan dhilahaa ca isho allah ku kaso naagtii bari ba lasoo furo maxaayeeley qiyaanidii maxamed ku sameesey ilaahey ha ka aaro lug gooyo ayaa tahay aniga ahaantey taas air porka ku iloobi lahay wiilasha soomaaliyeed waxaan ulatalin lahaa gabdha ila xiirka ha ula gaarina waa inaa ka taxadirtaan gabdhaha qiyaanadooda waxaa la yiri(dumarka kuney wada haley kala baxda) marka maxmed kunkii ayaa ku jirey maxamed waxaan leeyahay badel kheyr qabo allah haku siiyo
Dj.raguuuu
November 24, 2012 at 9:11
Shit wanka xumahay brtheeey naakaha dhan ayaa iskumid ah waa wada waxoshoyin isnacay iney wilasha qayanan ma.ahane faa.ido kale malahan anika hadey igo dhici laheyd qisadan wan dili lahaa adunyada ayan dhafin lahaa maraxda uh naak danbo hadan aamina
Naas salax
November 22, 2012 at 9:11
J
Garhaye
November 14, 2012 at 9:11
Asc.walaal samir haween u samir ama ka samir sidaa waxay ku dhaman looma samayn midakale kan hadda qabona way khiyaanidontaa la socda
Garhaye
November 14, 2012 at 9:11
Asc. Max.ed haween u samir ama ka samir sidaa waxay ku dhamaan loomaba samaynin marka gabadhani kan hadda qabana way qiyami doontaa ee ogaada
Dhaxaaye
June 11, 2012 at 9:11
Alla xanuun badanaa sxp mcne iska simir wayo ayada arki donto jecelyka benta ay kugu wadi jirtay malin ayayna kuhos iman donta sxp ?
Xasan maxamad cali
June 11, 2012 at 9:11
Asc dhaman inta i maqlaysa sln ka dib wxn idin xusuusinaa hal mah mahod ku sabsan qayanada dumarka bal ila arka horaa lo yiri:{xendaab dumar qufka ay la donaan sina uguma badbaado} lkn waa adonyo waa labada galin harkod wxaa diyariyay xasan maxamed cali zaki cadde by by by by by by by by by by by
hanaan
June 8, 2012 at 9:11
asc waan idiin salamay bahda alcarabiya s/kadib ok aniga ahaantey waxan leeyahay caa isha ma ehen qof wax ka taqaan jeceylka ee waa qof jeceylka maqlay oo kaliyah ok by
Rashka b/weyn
June 8, 2012 at 9:11
Dumarka dhan wey ka siman yihiin qayanada wlh naag ninkii amina waa nin wada jiifa alh udhib yareya walalkey maxamad
suleeqo qalanjo
June 7, 2012 at 9:11
aad ayaan uga xumahay sida ay gabadhaas wiilka u qiyaantay sorry nabsiguna ma fiicana
lkn raga soomaaliyeed ayaase 100% gabdhaha ka daran oo musiibo cirka laga soo genay ah oo aduunka oo dhan rogeeeeen
Muna
June 6, 2012 at 9:11
A.S.C dhamaan akhyarta Alcarabiya waan idin salamay waanad mahadsantihin, intaa kabacdi waxan dhihi lahaa walaalkay maxamed iska samir Illahay subxanahu watacalaa ayaa ku abaal marinaya aayad qur’an ah ayaa ahayd (???? ?????? ??? ??? ??? ????) “Waxaa laga yaba inad jeclatan wax shar’ idiin ah” marka walaalow nabsiguna ma raago oo awal waxaa siday diin lkn imika haad ayaa sida inantana khaladku wuu dhacaa iyana way gaftay Any how nasiib wacan ayan Allaah kaga rajaynayaa. A.S.C
hassan kafi
June 5, 2012 at 9:11
Asc walalkay waxan leyahay iska samir dhibatada kala dhextala lamanayasha isjecel way badanyihin marka waxa iga talaaa inay dhowran. Lamanayasha isjecel ixtiramka jacelka
Mahad sanidin dhaman
Yaxyecodey
June 4, 2012 at 9:11
K.k.k.k.k.k.k.k.k. Waalayb wlh wnkaxumahy waxa gudhacay sxpkey maxamd l.k.n. Waxn gulatalinlaha inuu dhik iskuyelo uusn muji dhibatadisa hasayeshe haka arsado qofkale yuusn gu ekn kalikis dhibatada
abinaash yare
June 4, 2012 at 9:11
asc dhalinyaro wan aragnaa qisada halkan ka dhacday lkn qaladka gabadha mawada lahan asiga xataa wuuka leeyahay xataa waxaa waxka leh wiilka la aqal galay gabadha gabadha waxa ayku nooleyd yurub reer galbeydka waxa ay tix galiyaan dooqa iyo kool kooliska malaha waxaadku yareeysay koolkooliska dumarka aad ayuu u hami badan yahay hadey arkaan wiil qurux badan isla markas ayey ku iloweysaa adiga yarka gabadha guursaday wuu arkaa sida foosha xun aay wax u dheceen intuusan guursan arinta inuu ogaado ayey aheyd iskuso duub dhamaan waxa meesha ka dhacay waxala dhihi karaa haliisku daneysto gabadha africa tag so badalo jawiga ayka aheyd wiilashana yurub amey kugeysaa adka tagtaa halista taalo wadanka iyo lucasionka adka baxdaa ayka aheyd
DAREENSIDE
June 4, 2012 at 9:11
!Allahow sidan oo kale hanoogalin!
War gabadhan damirkeydu xitaa ma siin waayey qof laba sano ay xirir lahayen inay sidan o kale oo foosha xun u gasho horaa loo yiri
(SIR NAGEED LAGAMA SALGAARO) iskada kuwaas jcylkoodu ma waraye adna iska samir gabdho kale aya ka bdn ilen gbdhaha o dhan isku mhne sida u allah u simin farahena. Wanka xumahay 100%
Suraj binu ajey
June 4, 2012 at 9:11
Naagtani waa qiyaanooley waxna kama taqaan xeerarka jclka waxaan umaleynayaa inuu kasoobaxayo nabsiga ay kagashay walaalkeen muslimka somaliga ah balse ha iska samro maxamed qadarta waa ay dhacdaa
hhhhhhhh
June 3, 2012 at 9:11
waa gabadh is tusada Yurub oo aan Xaalkeeda og nahay ayay ku faraxsantahay waa fuck weeyaan waliba beachada cagtiisa hoosteeda ayay imanaysaa
Mushtaaq
June 3, 2012 at 9:11
a s c walaal aad ayaan oga xumahay dhibka kusogaray sorry lkn mar unbee kasobixidoonta nabsiga ee iska samir walaal
Luqman
June 3, 2012 at 9:11
Asc alcarabiya ad ayad u maqadsantihin sida hufan e ad bulshada uga haqab tirtan bahida ay qaban intas kadib ariwmta wa arin la yab leh gabadhan qayantay wiilkan o ka dhigtay maqane jogana tan o kale aya u danbaysa wayo nabsi ma gure e inta ay bilow tahay wiilkas cafis waydiso
mr murugo
June 3, 2012 at 9:11
naagtani waligeed jacayla waxba kamay maqal xataa al carabiya may akhrisan ayaan u malaynayaa
mida kale naagii dhashay waxii ka danbeeyay 1990 jacayla maba yaqaanaan ee iska hubi wakhtigay dhalatay naagaa wakhtigaa ka danbeeyay jacayla waxay u haystaan game la ciyaaree f….ck naagaa yurub joogaa adna iska samir sxb
mr murugo
June 3, 2012 at 9:11
naagtani waligeed jacayla waxba kamay maqal xataa al carabiya may akhrisan ayaan u malaynayaa
mida kale naagii dhashay waxii ka danbeeyay 1990 jacayla maba yaqaanaan ee iska hubi wakhtigay dhalatay naagaa wakhtigaa ka danbeeyay jacayla waxay u haystaan game la ciyaaree f….ck naagaa yurub joogaa