Home » Entertainment » Ajay Devgan ” Ma Jirto Wax Dagaal Ah Oo Igala Dhaxeeya Salman Khan”.

Ajay Devgan ” Ma Jirto Wax Dagaal Ah Oo Igala Dhaxeeya Salman Khan”.

salman-khan-with-ajay-devganXilli warbaahinta dalka Hindia ay qorayaan in uu jiro qilaaf weli ka dhex aloosan labada jilaa ee caanka ah Salman Khan iyo Ajay Devgan ayuu ugu dambeyntii mar kale Ajay Devgan shaaciyay in uusan jirn wax qilaaf oo ka dhaxeeya.

Dhawaan ayaya aheyd markii Salman Khan dhankiisana uu sheegay in usan jirin is jiid jiid kala dhaxeeya ajay devgan dhawaanna ay si wada jir ah u soo wadaan Filim cusub.

Ajay ayaa yiri waxaa doodi naga dhexeysaa Shirkada Yash Raj, kuwaas oo fowdo ka kiciyay shaashadaha filimada, laakiin aniga iyo King Khan waxaanu naha labo jilaa wax dagaala oo naga dhexeeya haba yaraadee majiro.

Share on Facebook

Comments

9 Responses to Ajay Devgan ” Ma Jirto Wax Dagaal Ah Oo Igala Dhaxeeya Salman Khan”.

  1. sxb waaben wana walaalo aabahodna waa (sanjay dutt)

  2. afuufaaye Reply

    January 25, 2013 at 9:11

    Osman sxb saa sheegtay waa sharukhan ninka dagalka u ka dhaxeyo ajey

  3. Maxmed yare Reply

    January 24, 2013 at 9:11

    Kkkk
    alcarabiya kaliged been masheegta ee all websiytyada been ku adeegta

  4. kkkkkkKkkkk Reply

    January 24, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war wa dad weyn waxe no so qurayan ball firi kkk meqa sano hindi dawanona waxan no so qureysin shit waxa wax ogeyn waxan so qore

  5. bby boy Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    asxaabeey qalad waa dhacaa bani aadam ayaa la yahay marka Alcarabiya waxaan u sheegi lahaa dadka aqristayaasha ah ma ahan dad aan waxba ogeyn marka iska fiiriya waxa aad dadka u gudbineysaaan. dadaalkiinanan sii wada mahadsanidiin.

  6. Dr Mustaf xilkas Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Waxaan isla heen waad is ku radin jirteen ceebtiine ma ahan ee waa dadadeena in aad been aan u jeedno run nooga dhigtaan mana idika yeeli doono been aan u jeedno alcarabiyo raadiya been kale tan waan idika qabanay kkkkkk igu soo dir beenkale ciwankaan exmustafyare143@hotmail.com ama nimbuzzkaan mustaf333

  7. Fas Reply

    January 10, 2013 at 9:11

    King_khan miyad salu ku qaldeysiin fifa s r k

  8. Nuur Reply

    January 10, 2013 at 9:11

    Asxaabta al carabiya nanka sas logahadlayo waa shahrukh khan ee ma ahan salman

  9. osman Reply

    January 10, 2013 at 9:11

    shahrukhan waaye ee salmaan maahan sxb

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>