Home » Entertainment » Sunny Leone Oo Soo Wadda Filimka Horor-ka Ah Ee MMS 2

Sunny Leone Oo Soo Wadda Filimka Horor-ka Ah Ee MMS 2

imagesAktarada reer Hindia balse ku dhalatay dalka Canada Sunny Leone ayaa bilaawday jilidda filimkeedii labaad kaasi oo lagu wado in dhawaan uu soo baxo.

Filimkaan labaad ee ay soo jileyso ee ah Ragini MMS 2 ayaa haatan sheegeysa in qaab waliba ay diyaar ugu tahay filimkaan halka keedii ugu horeeyay ay si weyn ugu jah wareertay .

” Filimkeygii ugu horeeyay madax wareer ayaan ka qaaday maxaa yeelay dhowr action oo dareen oo kala duwan ayaan samenayay hal mar gudahood balse kan waa ka duwan yahay ” ayay sii raacisay Sunny Leone

MMS 2 ayaa lagu wadaa in dhawaan uu soo baxo iyadoo uu yahay filim Horar ah oo daba socda kii hore Ragini MMS waxaana soo saara ka ah Bhushan Patel .

Share on Facebook

Comments

3 Responses to Sunny Leone Oo Soo Wadda Filimka Horor-ka Ah Ee MMS 2

  1. dhaman waxaan salamaya inta xiisaysa aflaanta hidiga iyo waliba bahda Alcaribiya waxaan sodoo kale salaamayaaa inta sida gaarka ha iskugu hawshay aaaaaaaarimahan iyo soo gudbintoda waxaan leeyyahay waanu sugaynaa filmkaa cusubna ,,,,,,,,,,,,,,,,baye isma dhaafno sxbyaaaaaaaal iga raali ahaada magacaygu waa mohamed yasin waxaan ku noolahay dalka imaradka >>>>>>>>>>>>>>>>>>

  2. Cabdullaahi Reply

    February 17, 2013 at 9:11

    Dhaman salamaya inta jecel aflan hindiga waxa ley yirahda baashi waxan jooga somaliya gaar puntland kolay wan sugayna filimka cusub ee adtada sowado

  3. Sagal Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Kkk an aragno hee

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>