Fanaanada Hani Uk ayaa soo saartay Muuqaalka heesta Baxsanow iyadoo heestan horey fanaanada u soo qaaday balse Muuqaalkan uu yahay mid hadda si aad ah loo soo farsameeyay.
Hani Uk waa Fanaanad aad u qurux badan waxaana la isku raacay in mustaqbal wanaagsan ku leedahay fanka Soomaaliya, haddii si kale loo dhigo waxay leedahay Fanaanada Hani Uk Muuqaal jireed oo aad u qurux badan.
Eriyada heesta waxaa sameeyay abwaanada Khadra Cawil, waxaa laxameeyay Abdiwahab Booska , dhanka Musiga iyo duubista waa Dafle Studio ee London.
HALAKAAN KA DAAWO HEE DUQA JIRKA QATARTA IYO CODKA MACAAN EE FAANANADA CUSUB
Alcarabiya.com hoyga arimaha qoyska .
Share on Facebook
amiin
January 14, 2013 at 9:11
quruxdu xageey joogtaa qofkaan goomanka dher jirka aad sheegeysana aaway ma naasaha iyo garbahaa aaway qaarkii dambe ee haweenka soomaalida lagu qiimeyn jiray qofkaan sidii larry kin la qariyay qaarkeedii danbe walee qurunaa ku jira mindhaa waa majo kaneecihii la sheegi jiray,war hadaad dad damiir leh tihiin qofkaan dadka ka hor leexiya qurux iyo codmidna meesha kuma heysee.
Roy Dahir
January 11, 2013 at 9:11
Macaanka aad ku sheegteen anigaa ka war jirinaa sxbyaaal
Hanad
January 11, 2013 at 9:11
Asc dhaamaan aqrista yasha shabakadda calamiga ah Ee alcarabiya com aniga haddii aan fikirkeeyga kadhiibto wlhi gabadha gabar madhaafto lkn mar hadi aay fanaan niimo usoo tafo xeeydatay quraxda weeyseegtay wlhi allow sohanuni adiga ayaa qaluubta gid gid diiye aamiin allaha yoow
Dr Mustaf xilkas
January 10, 2013 at 9:11
War fananada saas yaa loo wasaqeeyn waayo waxeey ku jirtaa is gad yaaab walee naag weey halaaw day waliba aan sii dhahee ku weey soomaliyeed hadaba aan idiin bayaaniyee mid waxeey iska dhaa dhicisay in eey daawo ismariso seey u gadanto tune waxeey soo ban dhigtay qeebihii jirkeeda kitaabka lagu sheegay in la qariyo ayeey soo ban dhigtay sidii loo gato yaab waxaan hada ka hor tagay meel sooq ah oo xoolaha lagu iibiyo kadib waxaan arkay niman xoolaha dalaalo oo neefka in eey soo qabtaan halka ku yaalo fira agtoodo qan jaruufanaa kadib in aan u dhawaday ayaan dhahay wll maxaa saan u sameeynee kadib waxuu dhahay waxaan ka eeg eegaa naafka ugu fiican marka gacanta ayaa lagu firinaa marka saas oo kale ayeey dumarkii muslimiinta noqdeen marka waa wax lala yaabo in gabar muslim ah kastoomo ku heesto waxaan idiin shegaa cawa in eey soo saari donan kuwa ku caan baxay heesaha sida farxiyo fika iyo nimco dareen iyo xaawo kiin iyo ikraan carale iyo midaan hani uk lagu haayo iyo kuwa badanoo halkaan ku soo dhameen karin in eey soo saari donaan heeso ayagoo qaawan wana arki doontaan hadaa aduun sii joogtaan halkaas ayaan ku soo afmeeraa hadal keega hadaan qal damay illaah waxaan weey disanaa in uu iidanbi dhaafo mida kale gab dha soomaliyeed waxaan idinka digaa in aad wada daas xun ku dhaqaaqin ok mahad sanidiin bahda alcarabiya reer soomaliya ok by
Dr Mustaf xilkas
January 10, 2013 at 9:11
War fananada saas yaa loo wasaqeeyn waayo waxeey ku jirtaa is gad yaaab walee naag weey halaaw day waliba aan sii dhahee ku weey soomaliyeed hadaba aan idiin bayaaniyee mid waxeey iska dhaa dhicisay in eey daawo ismariso seey u gadanto tune waxeey soo ban dhigtay qeebihii jirkeeda kitaabka lagu sheegay in la qariyo ayeey soo ban dhigtay sidii loo gato yaab waxaan hada ka hor tagay meel sooq ah oo xoolaha lagu iibiyo kadib waxaan arkay niman xoolaha dalaalo oo neefka in eey soo qabtaan halka ku yaalo fira agtoodo qan jaruufanaa kadib in aan u dhawaday ayaan dhahay wll maxaa saan u sameeynee kadib waxuu dhahay waxaan ka eeg eegaa naafka ugu fiican marka gacanta ayaa lagu firinaa marka saas oo kale ayeey dumarkii muslimiinta noqdeen marka waa wax lala yaabo in gabar muslim ah kastoomo ku heesto waxaan idiin shegaa cawa in eey soo saari donan kuwa ku caan baxay heesaha sida farxiyo fika iyo nimco dareen iyo xaawo kiin iyo ikraan carale iyo kuwa badanoo halkaan ku soo dhameen karin in eey soo saari donaan heeso ayagoo qaawan wana arki doontaan hadaa aduun sii joogtaan halkaas ayaan ku soo afmeeraa hadal keega hadaan qal damay illaah waxaan yeey disanaa in uu iidanbi dhaafo mida kale gab dha soomaliyeed waxaan idinka digaa in aad wada daas xun ku dhaqaaqin ok mahad sanidiin bahda alcarabiya reer soomaliya ok by
Cadde
January 10, 2013 at 9:11
Qof ilahey ka xishon wayey bini adam kama xishonayo waxey dhihi rabta hada muslim ayan ahay o dhab ma u banan tahay gabar muslimad ah iney jirkeda qawiso sida timaha iyo iney qadato fananad iyo surwaal ama hal dirac jwbta o saxan wa maya qof ilahey ka baqaya waxan ma sameyen gabdhaha somaliyed ilahey ka baqa fanan ha noqnina hadi kale naar aya idin danbeysa hada turki fananin ayu kaso saroyo muqdisho hadu ilahey ka baqayo dadka mu quranka baro mu culumo so saaro marka dadka somaliyed indhaha ha is tirina galo wey no tashatay ana an u tashano gabdhahen iney haleyan ayey raban kama yeleno inshalah dowlada somalia guul inshalah aqiyarta hadan gafay sheydan ayey ka ahatay hadan asiibay alle iyo rasulka ayey ka ahatay wabilaahi towfiq mahadsinidin dhaman musliminta hadan hadal xun dhahay ka raali noqdo dhamantin
wadani Yare
January 10, 2013 at 9:11
Waxaan oo kale dad ha horkenina shittt Maba lahan qaab Fan Qoftaan inta ay dadka u heysiin muraayad ha hortagto