Home » Lifestyle » Ogoow Haweenka In Kacsigu Hal Mar Ka Go’in, Buurtii Uu Saaray Kacsigii Qaabkan Uga Daji.

Ogoow Haweenka In Kacsigu Hal Mar Ka Go’in, Buurtii Uu Saaray Kacsigii Qaabkan Uga Daji.

bas1Waxa laga yaabaa in rag badani kolka ay biyabbaxaan, u qaataan in hawshii galmadu ay dhammaatay, dabeetana intay dhinaca kale u jeestaan khuuro billaabaan, iyaga oon dheg jalaq u siin dhibaatooyinka uu falkoodaasi u geysanayo haweeneyda.

 
Hadduu ninku xaaskiisa u tago isagoon rabitaankeeda si wanaagsan u kicin ama isla markuu ka rito dhabarka u jeediyo, dhibaato xoog leh ayaa ka dhalata, natiijadii la filayey mid kadhan ah baana ka timaada, taasi oo ah inuu isagu biyabbaxo oo barbar u dhaco ayadoon kacsiba billaabin ama uu ku bargo’o ayadoon biyabbixin, sidaasina niyaddeeda iyo nafsaddeedu u dhaawacmaan. Bal eega Aayadda Qur’aanka ah:

 
(Waxay wanaag ku leeyihiin inta iyaga lagu leeyahay oo kale). Culimada Qur’aanka fasirta qaar baa Aayaddaasi ku macneeyey: (Ugu raaxeeya haweenkiinna sida aad adinkuba jeceshihiin inay idiinku raaxeeyaan).

 
Haddaba waxa loo baahan yahay inay biyabbaxa ka dambayso hawl kale oo gunaanad ah, taasi oo ah ugu yaraan salaaxid, iyo istiimin fudud. Waxa loo baahan yahay inuusan ninku ka dul kicin xaaskiisa isla marka uu biyabbaxo, balse uu sugo ilaa iyadu iga kac ka tiraahdo.

 
Rag badan baa aaminsan in geedkoodu mar hadduu biyaha tuuro balaqna noqdo, aanu wax faa’iida ah u lahayn haweeneyda, kusii hayntiisuna aanay wax micne ah samaynaynin, isagoo mid kamid ah raggaasi uu ku doodo: (Oo maxay ku falaysaa geed balaq ah?), xaqiiqduse taa ka fog. Raaxada dumarka iyo biyabbaxoodu kuma koobna oo qura rabitaanka cambarkooda, balse waxa ay ku raaxaystaan isku nabnaanta jirka iyo isdhexgalka iyaga iyo raggooda. Waxa weliba taa kasii ahmiyad badan dareenkooda jacayl iyo dhab ugu jirka raggooda oo ku dhaliya raaxo maskaxeed iyo mid rabitaan, gaarsiisa heer gariir iyo biyabbax.

 
Haddaba geedka oo intuu biyaha tuuro dabeeto damaa haweeneyda ugama dhigna inay galmadii dhammaatay, balse waa inuu kusii dhexjiraa gudaha cambarka siduu doono ha ahaadee intuu doonana halla ekaado eh, waana in haasaawihii, dhunkashadii iyo istiimintii halkii kasii socdaan ilaa ay biyabbax ka gaarayso, kolkaasi oo intay si xoog leh isugu nabto, jirkeedu wada gariiro, daqiiqado dabeetana kala daadato, cambarkuna geedka dibadda isaga soo saaro, kolka oonku si fiican u daayana iga deg ku tiraahdo.

 
Ulajeeddada kale ee laga leeyahay isku sii dhexjirku waxa weeye iyada oo haweenka aanu kacsigu hal mar ka go’in, balse uu si tartiib tartiib ah uga soo jabo oo uga baaba’o. Haddaba salaaxista, shumiska, istiiminta fudud, iyo ereyada macaan ee jacaylka iyo ammaanta isugu jira ee ninku ugu deeqo ooridiisu waxay si tartiib-tartiib ah uga soo dejiyaan buurtii uu saaray kacsigii ka dhashay hawshii dhammaatay, ilaa ay ku soo noqoto xaaladdii caadiga ahayd.

 
Dhuuqmadii iyo istiinkii xoogga badnaa xilligii galmadu, waxay isu rogayaan kuwo fudud oo saxansaxo leh aanna gaarsiisnayn heer ay mar kale kacsan karto. Isdhexgalkii xoogga ku dhisnaa waxa uu isu beddelayaa is-habsiin jilicsan oo keenta inay haweeneydu dareento in ninkeedu yahay gabbaadin aamin ah oo ay dhaxanta iyo dhibaatada ka gasho. Halkaasi kolkay arrini marayso ayay madaxeeda shafka ama garabka ka saarataa, jiif iyo nasashana ku gunaanaddaa hawshii cuslayd ee ay qabatay intii shaqada galmada lagu jiray.

 
Waxa laga yaabaa in hawshii dhammaatay ay reebtay xoogaa tamar darri iyo daal ah, waase kuwo raaxo u leh labada qof, iyagoo xubnaha jirkoodu ay u kala daadanayaan si gamaanyo (lulo) ku jirto. Daqiiqadaha ugu raaxada badan laba isqaba waa kolka ay nasasho iskula dul dhacaan hawsha galmada dabadeed, qof walibana isaga oo hurdaysan uu kan kale bogga kaga jiro.

 
Dhallinyarada qaar baa isku daya inay biyabbaxa kadib geedka kusii hayaan haweenkooda oo aanay kala bixin, billaabana istiimin si ay mar kale uga tuurtaan. Qaar kale kolka ay kala baxaan bay misna daqiiqado kadib istiimin iyo dhuuqmo billaabaan si ay u gaaraan isla hadafkaasi.

 

 

Haddaba caafimaadku waxa uu ku jiraa, diinteenna Islaamkuna qabtaa in galmada hore kedib geedka ninka biyo kulul lagu mayro, welibana hadday suurtagal tahay la qubaysto ama ugu yaraan la weyseysto, si firfircoonaan iyo looga helo dardar hor leh, markaa kadibna haddii la isku afgarto garoonka la iskula laabto. Waase in biyabbaxa labaadna lagu soo af-jaraa isla gunaanadkii aynu soo sheegnay.

Xigasho; Dareenka.com 

 

Share on Facebook

Comments

36 Responses to Ogoow Haweenka In Kacsigu Hal Mar Ka Go’in, Buurtii Uu Saaray Kacsigii Qaabkan Uga Daji.

  1. Hãssãñ bãshi Reply

    February 8, 2013 at 9:11

    War dadka ha fidneynina alah ka baqa waxan waa Adon waa laga tagayaa waa maalma qura dhaman alah an ka baqno qeyrka an isku shegno !

  2. saajinka Reply

    February 4, 2013 at 9:11

    sam sam adiga jiifkaad ku igaysaa waan ku aqaan baajun bad waligaaba ahan jirtayna kkkkkkkkkkkkkkk

  3. Udayga Reply

    February 3, 2013 at 9:11

    Maxa lo xag xagaa ron o sheegay waad ku mahad santahay sxb

  4. M qalinle Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Acm all muslinta dhaman waxan layabanahay qofkan walan ma wasmada ayu kusigeysta oo maku raxeysta maxowna ugushega qur anka karimka ah benta war niyah alah kabaq hakashegin ben qowlka ilahey sxb waxad kuciyarey wa hadalki alah hadad isledahay malugu jedo alah aya kujedo

  5. AL WADAN 1 Reply

    January 26, 2013 at 9:11

    Salaama all asaxaabta yaab yaaab yaaab yaaab wallee waa aakhiro zamaan waa su.ale ninka maqal kan qorayow maxeey ujeedadaada tahay koleey aniga mid waan u fahmay hadlkaaga taa oo ah inaad umadda soomaliyed duleyso waayo wiil ama gabar moog ma jirto sidey u noolan laheyd adoo iska dhigaya inad umadda wax u faa.iideyneyso ayaad luminaysaa waliba aayadaha qur.aanka u daleelsaneysaa si qaldan qur.aanka haku qabtee inkaar kugu dhacday war alle ka baq oo isku xishoo xishoodka alle kaa qaadyee wuuba kAa qaadaye akhas allow xaqa nagu hadee ogow doqon ma jiro kaa doqonsan hadaad ninkan sheydaanka ah hadalkiisa qaadato

  6. Garaad Reply

    January 23, 2013 at 9:11

    Asc dhamaantiin ilaahay halaga cabsado ninkast iyo gabarkasta calafkeeda haiska sugto samsam qofka labaxay waa nin ma ahan gabar ilaahayaa nin rag kaa dhigee mxaa isku nageenee

  7. qurux Reply

    January 21, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dumar ka wax karaaxo jecel malah waxayna kahelaan c.karin raaaaaxadiisa waayo dumar ka sifican ayuu ugu raaaa xeeeyaaa mrka way kuqas ban yihiin iney hoos tagaan raaaxadiisa

  8. xaawo yuusuf Reply

    January 20, 2013 at 9:11

    xishoodkii waa tegey wasmada ma cidba u xiiso qabta maan lagu dhalan maxaydin isaga dhigeysaan wax weyn mise hadalka la is weydarsanayo ragba ku siigeysta

  9. Sihaam caddey Reply

    January 19, 2013 at 9:11

    Asc dhaman musliminta mel kasto jogtan waxan idin le yahay waxane waxa weye wax adinka nikula fasaha dinayo marka waxas iska daya walashey samsam waxan leyahay illah ka baq walal mid xalal radso faqirba ha ahado mcnto

  10. mu , jokar Reply

    January 18, 2013 at 9:11

    istahil hadad wax islahay sid iga lasoo xiriir mustafawi_12@hotmail.com

  11. yuu jaka Reply

    January 17, 2013 at 9:11

    hala xishooooooooooodo

  12. Dj zaadmarry Reply

    January 17, 2013 at 9:11

    aniga waxaan jogaa muqdisho gaar ahaan xaafada madiino 16 ayaan jiraa waligey naak ma u raaxeynin ana uma raxeynin Ee raaxada se u ek thy kkk ma aqbaleysin cml

  13. Bariyow Reply

    January 16, 2013 at 9:11

    Al carabiya wad mahadsantihin gabdhaha somaliyed ayakaba ka badiyan san filayo

  14. Man Reply

    January 16, 2013 at 9:11

    Asc wlhi waa cajab iyo hormar loolz

  15. Hanad Reply

    January 15, 2013 at 9:11

    Asc alcarabiya sln kadiib waxan dhihi lahaay qofka labaxay samsam filsan aniga waxeey ili tahay wariye laga buriyay shabadda alcarabiya com marka sisaas dartaad haddabicin dacaayada qofka nucaan ah alcarabiya mowduuc kasta aad soqortan shaqsigii sooqoro wax kabaxsan hadabiciin sababto ah mesha waxeey isku badashay meel qof walba kuqoro waxii ow doono

  16. maria Reply

    January 15, 2013 at 9:11

    waa ciyaar aad umacaan cawada ayaan tusaa ninkeyga ciyaarta sariirta hormarka laga gaaray mahad sanid xaaji bt

    • raaxeeyee2000@hotmail.com Reply

      January 17, 2013 at 9:11

      maria aniga ayaa kubaraaya ciyaar midaan kamacaan ee igala soo xadhiidh raaxeeyee2000@hotmail.com

  17. Bashka Reply

    January 15, 2013 at 9:11

    Asc war ani kacsi baa i diliye gabadh nolosha wax kataqaana oo aan xalaal ugu galmoodo ilaahay sidaan kuheli lahaa ha ii dhib yareeyo Aaaamiiin!

  18. Istahil Reply

    January 15, 2013 at 9:11

    War ani burcan jogaye ninkii wax islahayaw 9312829 Iga soo wac somtel weye

  19. Samsam filsan Reply

    January 14, 2013 at 9:11

    Alcarabiya 99 doofaar baa idin dhashay

  20. Hana Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Samsam qofka la bxay gabar iska yeel waye ma ahan gabar,

  21. Saxaradiid Nabadon cabdile Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Hal gabar oo garoonka timaada mala ii haya ana ciyaarta si fiican u dheelsin doona insha allah

  22. Abdifatah villa Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Aniga waxey igu baxda gabdhaha suno gudka ah k.k.k.k.k.k.k.k.k.

  23. Ahmed Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Gabadha biyaheda inu ka baxey iyo inkale siden u fahmi karana?

  24. Ahmed Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Gabadha biyaxeda inu baxey sen u fahmi kharana

  25. Muhanad Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Wn isdin slmy waxa la sheegayo oo idil waa shaqadeyda wana wxn zaa’id uku xeel dheerahay aqyaarta

    • Salman Reply

      January 15, 2013 at 9:11

      Een runti al carbya wad ku mahdsnthin sida dhlinta da’da yar ad ufahnsinysan isu tagoda hadba la socda isu taga 2bda qof hadi uu halbo amba uu qaldmo waxa iman kara cafimad dari marka nadam halo raxesto cml

  26. Samsam filsan Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Congo man baa ka wardoonaa waxaa maqlay ayagaa ku leh dhanka ciyaarta

    • Cadde Reply

      January 12, 2013 at 9:11

      Samsam qali hadi ad u bahantahay raxada la shegay iga so wac telkan kenya ana kugu imanayo waxan joga konfurta sudan jubba +211912942622 mahadsanid qali

  27. Hanad Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Asc sln kadiib samsam filsan abayo naga daa labarkada e soqor Email kada hadii aad talo doon tahay anaga kenya majoogno mana kusoowicikarno fadlan Email kada plz naga daa telkada

  28. Dy Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    samsam filsan waxaan kugula talinaa walal cid aan xalaal kuu eheyn waxba ha ubaraxan salaad suna ah tuko alleba bari inuu nin xalaal kuu ah oo sidaada kugu rabo kuu sahlo ama isbitaal tag ee 3 qodob isaga soo qabo sidi kuuroon

  29. Dy Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    asc asxabta daawo waxba ma tarto ee galmada badiya kadibna biyahaaga wey adkanayaa

  30. Cabdi yare Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Hadii aadan awoodin biya baxa kadib in aad shaqada sii wadid isticmaal dawadan ENZOY VITALITY DRING 45 minit gabadha ayadan awoodin FG: soomaliyey dhowtanka ama galmada badiya si aad u badatan

  31. Siyaad Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Qoraalkan waxaan ku arkay buug hada ka hor marka iska dhaafa tuugnimada,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>