Home » Cayaaraha » Ashley Cole Oo Qarka U Saaran Real Madrid.

Ashley Cole Oo Qarka U Saaran Real Madrid.

Ashley-Cole-006Waqtigii Ashley Cole uu la sii joogi lahaa kooxda Chelsea ayaa soo dhamaaday waxaana uu isku uruursanayaa wixii kayaala Chelsea Maadaama loo sheegay inuu yahay oday loona baahneen.

Daafaca dambeedka bidix ee Chelsea ayaa la sheegay in Wakiilkiisa uu u diray Spain si uu Real Madrid ay iskula meel dhigaan heshiiskiisa.

Mourinho ayaa banaanka u soo saaray Jaceelka uu u hayo Ashley Cole markii Chelsea ay diiday in heshiis waqti fiican ay la gasho.

Manchester United iyo PSG ayaa sidoo kale wada doonaya Ashley Cole laakiin Wakiilkiisa ayaa u duulay Spain ,waxaana la filayaan inuu dhaco kulanka Mustaqbalka Cole ay ugu arinsanayaan Real Madrid iyo Wakiilka ciyaaryahanka.

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Ashley Cole Oo Qarka U Saaran Real Madrid.

  1. Muna Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Hadan nahay jamaahirta realmadrid welcome to open hands

  2. Samsam filsan Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    Akshey kole hadii uu iga taagi lahaa aduunyada farxad baan ku noolaan lahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>