Home » Cayaaraha » Wenger Oo Dib U Kocday Jaceylkiisii Van Persie

Wenger Oo Dib U Kocday Jaceylkiisii Van Persie

vaanTababaraha ARSENAL Wenger ayaa dib u xusuustay Weeraryahankiisii hore ee Robin van Persie waxaana uu qiray inuu yahay Wiikiisii hore Mid kamid ah weeraryahanada ugu wanaagsan Aduunka.

Wenger ayaa cadeeyay in Van Persie uu ku hogaamin karo Manchester United ku guuleysashada Horyaalka Premier league.

Wuxuu Sheegay Wenger in Saaxibkiisa Ferguson uu heysto Ciyaaryahan Qaali ah maxaa yeelay waxaa uu kuu dhalinayaa 30 gool ama wax ka badan,Xili ciyaareedkii hore anagaba waxaa uu noo dhaliyay 30 Gool.

“Runtii Waa ay Xanuun badantahya inaan arko Manchester United oo aan ka hooseeyo,Wenger ayaa sidaas qeexay.

Isbadal ayuu sheegay iney ka sameeyeen Suuqa kala Iibsiga Hadii ay iibiyeen Van Goal.

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>